Mas'uuliyiinta Dowladda Oo Kulan La Yeelanaya Golaha Amaanka Ee QM Oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho + Sawirro

0
Thursday May 19, 2016 - 15:35:35 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiinta Dowladda Oo Kulan La Yeelanaya Golaha Amaanka Ee QM Oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho + Sawirro

    yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra'iisul wasaaraha, ku xogeenkiisa iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra'iisul wasaaraha, ku xogeenkiisa iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

 

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la

U jeedada imaanshaha golaha ammaanka ayaa la xiriirta sidii loo dardargelin lahaa qorshaha doorashooyinka dadban ee sanadkan lagu wado in ay ka dhacdo Soomaaliya.

 

 

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa saaka tagay kulanka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo madaxweynaha uu xildhibaanada ka codsaday in ay dedejiyaan ansixinta hanaanka doorashada dalka oo golaha shacabka ay gacanta ku hayaan in kastoo codsiga madaxweynaha ahaa in aan laga doodin sharciga oo cod gacan taag ah loo qaado laga diiday.

 

Wararka xarunta golaha shacabka ka imaanaya ayaa sheegaya in ilaa 60 mudane ay is qoreen kuwaas oo doonaya in ay fikirkooda ka dhiibtaan sharciga suurtagelinta doorashada dadban ee dalka.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip