Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Shirka Xuquuqul Aadamaha Kana Jeediyay Qudbay Xasaasi Ah + Sawirro

0
Monday May 23, 2016 - 12:53:11 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Shirka Xuquuqul Aadamaha Kana Jeediyay Qudbay Xasaasi Ah + Sawirro

    Madexweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa ka qeyb galay shirka looga hadlaayo arimaha xuquuqul aadanaha ee ka furmay dalka Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madexweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa ka qeyb galay shirka looga hadlaayo arimaha xuquuqul aadanaha ee ka furmay dalka Turkiga.

Madexweynaha Soomaaliya ayaa shirka ka jeediyay khudbad dheer oo uu ugu hadlaayo xaalada xuquuqul insaanka Soomaaliya iyo sidoo kale qorshaha dowladiisa ee ku aadan hormarinta arimaha aadanaha.

Shirkaan ayaa ah shir caalami ah waxaana kasoo qeeybgalay ku dhawaad 70 madexweyne raiisulwasaarayaal iyo sidoo kale ku dhawaad 600 oo aqoonyahan.

Waa shirkii ugu horeeyey ee looga hadlaayo arimaha xuquuqul aadanaha oo lagu qabto dalka Turkiga.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip