Agaasimaha Idaacada Goobjoog Fm Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Wednesday May 25, 2016 - 12:00:53 in Wararka by
  • Visits: 1164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Idaacada Goobjoog Fm Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    Idaacada Goob Joog FM ayaa goor dhaw xaqiijisay in Saraakiisha xarunta dambi baarista CID ay xiren agaasimaha Idaacada Xasan Maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Goob Joog FM ayaa goor dhaw xaqiijisay in Saraakiisha xarunta dambi baarista CID ay xiren agaasimaha Idaacada Xasan Maxamuud.

Barta Twitter Idaacada ayaa lagu soo qoray in Xariga agaasimaha Goob Joog uu daba socdo warbixin ay idaacada siideysay.


Wixii ku soo kordha la soco in sha allaah.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip