Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho

0
Friday August 11, 2017 - 13:11:26 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho

    of isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goor dhaw weerar ismiidaamin ah ku qaaday masjid ku yaala ilinka hore ee xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

of isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goor dhaw weerar ismiidaamin ah ku qaaday masjid ku yaala ilinka hore ee xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho


Masjidka la bartilmaamedsaday ayaa waxaa ku sugnaa dad kala duwan oo halkaa ku tukanayay Salaada Jimcaha, lamana oga ilaa iyo hadda khasaare rasmiga ah ee uu sababay qaraxa, inkastoo goor dhaw ay halkaa gaareen gaadiidka gurmadka deg deg ah.

Wixii warar ah ee soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa…

 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip