War Deg Deg Ah:-Ra'iisul Wasaaraha Oo Ka Baaqday Safarkii Dhuusamareeb

0
Saturday May 28, 2016 - 12:52:31 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ra'iisul Wasaaraha Oo Ka Baaqday Safarkii Dhuusamareeb

    Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi booqosho uu ku tagilahaa Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu ka qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi booqosho uu ku tagilahaa Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu ka qaaday.


Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ilaa hada la ogen sababta uu u baaqday.

Ilo Waredyo ayaa inoo xaqiijiyay in safarka Ra’iisul Wasaaraha uu maanta ku tigi lahaa Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka galgaduud uu baaqday.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip