Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Madaafiic Xalay Ku Dhacday Degmada Wadajir

0
Sunday June 05, 2016 - 09:39:28 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Madaafiic Xalay Ku Dhacday Degmada Wadajir

    Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Sheegay inay qabteen kooxihii xalay hoobiyaasha ku tuuray qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Sheegay inay qabteen kooxihii xalay hoobiyaasha ku tuuray qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Xalay ayaa hoobiyaal lagu garaacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir kuwasoo qaar la sheegay in ay ku dhaceen xarunta AMISOM ee Xalane.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay wakaalada wararka ee SONNA ayaa sheegay in gacanta kusoo dhigeen kooxihii ka dambeeyey hoobiyaal xalay lagu garaacay Muqdisho.

Hoobiyaasha ayaa laga soo tuuray degmada Dharkiinleey ee gobolka Banaadir sida uu sheegay afhayeenka gobolka Banaadir.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip