Cabsi Xoogan Oo Caawa Ka Jirto Degmooyinka Afmadow Iyo Doobley

0
Tuesday June 21, 2016 - 20:48:59 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabsi Xoogan Oo Caawa Ka Jirto Degmooyinka Afmadow Iyo Doobley

    Wararka caawa aan ka heleyno Degmooyinka Afmadow iyo Doobley oo kawada tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto cabsi xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka caawa aan ka heleyno Degmooyinka Afmadow iyo Doobley oo kawada tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto cabsi xoogan.

Waxaa caawa hegan la halshay Ciidamada Maamulka Jubbaland oo la sheegay in ay isku diyaarinayan dagaal ka dhan ah Al shabaab.

Caawa ayaa waxaa la sheegayaa in degaanada ku dhow Degmooyinka Afmadow iyo Doobley ay soo buux dhaaf sheen boqollaal ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo aad u hubeysan.

Ilo wareedyo lagu kalsoo naa karo ayaa waxaa ay inoo xaqiijiyii in caawa cabsi xooga ay ka jitro Degmooyinka Afmadow iyo Doobley oo kawada tirsan Gobolka Jubbada Hoose.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip