Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Madaafiic Xalay Lagu Garaacay Magaalada Baydhabo

0
Saturday August 06, 2016 - 13:35:07 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Madaafiic Xalay Lagu Garaacay Magaalada Baydhabo

    Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 4 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii madaafiic xalay lagu garaacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 4 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii madaafiic xalay lagu garaacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Ururka Al Shabaab ayaa xalay madaafiic Khasaare kala duwan geysatay waxa ay ku garaaceen Magaalada Baydhabo, waxaana la sheegaya in tiro dhan 6 madfac ay ku dhaceen meelo badan oo ka mid ah magaalada Baydhabo.

Dad goobjoogaal ah ayaa waxa ay sheegeen in Madaafiicda xalay qaarkood ay ku dhaceen nawaaxiga Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxda Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed weli kama hadlin Madaafiicda xalay lagu garaacay Magaalada Baydhabo.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip