Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka

0
Monday September 05, 2016 - 13:43:54 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasadeed ee Dalka ka dib Munaasabad Kooban oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasadeed ee Dalka ka dib Munaasabad Kooban oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Munaasabada ayaa Waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Ergayda gaarka ah ee Xoghaya Guud QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Masuuliyiin ka tirsan Labada Golle ee Dowladda, iyo Xubno ka socday qaar ka mid ah Axsaabta Siyaasadeed ee Dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Markii uu Saxiixay ka dib ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay in sharcigaan uu ka mid yahay Sharciyada ugu Muhiimsan ee Dalka.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka sheekeeyay qodobada Muhiimka ah ee ku jira Sharcigan iyo sida ay shacabka Soomaaliyeed uga faa’iideysan karaan.

6-dii June ee Sanadkan 2016-ka ayay ahayd Markii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyeen Sharciga Axsaabta Siyaasadeed ee Dalka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip