Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho

0
Monday September 05, 2016 - 14:33:51 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho

    Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa Duhurnimadii Maanta ku qarxay afafka Hore Hotelka Wardheere oo saran wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa Duhurnimadii Maanta ku qarxay afafka Hore Hotelka Wardheere oo saran wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga qarxay oo la sheegay in noociisu uu ahaa SURF, ayaa waxaa looga tagey hareeraha Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho, waana meel ku dhow Saldhiga Booliska ee Degmada Waaberi.

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhaawacantay qarxa Gaari sida dad halkaasi ku sugan ay sheegeen.

Dhanka kale Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliya ee Nisa ayaa gaaray goobta iyagoo gabi ahaanba xiray wadada Maka Al Mukarama.

Saraakiil ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxa lala damacsanaa in lagu qaarijiyo Ganacsade Xuseen Jaamici.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip