Jaadka Siyaasada ayuu galay!! (By, Dr: Hiraabe)

0
Saturday September 10, 2016 - 01:22:13 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaadka Siyaasada ayuu galay!! (By, Dr: Hiraabe)

    Uhuro Kenyata waxuu u balan qaaday 200 malyan $ kooxda C/weli Sh.Axmed. iyo Badiyow hogaanka u haya si eey u keenaan isbedel hogaanka Somaliya,waxeey Cumar C/rashid ku balameen in uu noqon doono r/wasaare si howshii dacawada bada Somaliya ee hada taa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Uhuro Kenyata waxuu u balan qaaday 200 malyan $ kooxda C/weli Sh.Axmed. iyo Badiyow hogaanka u haya si eey u keenaan isbedel hogaanka Somaliya,waxeey Cumar C/rashid ku balameen in uu noqon doono r/wasaare si howshii dacawada bada Somaliya ee hada taal HAAG dib loogu soo Celiyo. Lacgata 200 malyan ee $ waxeey ka imaaneeysaa canshuurta Jaadka la geeyo Somaliya,waxaa god dheer ku dhacay kuwa daba ordaaya Yuulka iyo Badiyow. Ali Amerika,Salaad Cali Jeele,Tarzan in Goodax Bare


Intaba dameero dhaan iska raacay ayeey noqdeen shaxda socota goormee fahmaayaan.waxaan soo xusuustay xiligii Maxaakiina oo koox Qanyare hogaaminayo soo qaatay qandaraas kan oo kale ah balse shacabka Muqdisho eey durbadiiba fashiliyeen una baxsheen kooxdaa shahaado la dirir Muqdishona looga saaray maalmo. Yuulka oo xisbiga hogaaminaayay waa loo diiday in uu noqdo musharaxa xisbiga,waxaa sharxan Badiyow,waa koox aan la mid aheeyn kuwa Xassan Sheekh ee Damjadiid balse kuwani waa calooshood u shaqeeystayaal burcad ah,hadafkooda waa cad yahay waa gadashada bada Somaliya iyo qeeyraadka Jubbaland in Kenya ciidamadeeda lagu ilaaliyo.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip