War Deg Deg Ah:-Wariye Ka Tirsan Idaacada Shabeelle Oo Goordhow Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid

0
Tuesday September 27, 2016 - 18:58:48 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Wariye Ka Tirsan Idaacada Shabeelle Oo Goordhow Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid

    Wararka aan ka heleyno Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Towfiiq ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi lagu dilay Wariye ka tirsanaa Idaacada Shabeelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Towfiiq ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi lagu dilay Wariye ka tirsanaa Idaacada Shabeelle.

Wariyaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji.

Kooxo bastoolad ku hubeysan ayaa la sheegay in ay dilka Wariyaha ka dambeeyeen isla markaana goobta ay ka baxsadeen.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip