Abwaan Caan Ah Oo Muqdisho Ku Xanuunsan

0
Thursday October 06, 2016 - 10:39:48 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Caan Ah Oo Muqdisho Ku Xanuunsan

    Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya gaar ahaan Isbitaalka Erdogan EX-Digfeer waxaa ku xanuunsanaya Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo xanuuno far badan ay isugu darsameen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya gaar ahaan Isbitaalka Erdogan EX-Digfeer waxaa ku xanuunsanaya Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo xanuuno far badan ay isugu darsameen.

Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) ayaa Todobaadyadii ugu dambeeyay waxa uu ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho, waxaana hada xaaladiisa caafimaad ay tahay mid liidata.

 
Muno Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo uu dhalay Abwaan Sangub ayaa sheegtay In Abwaanka xaaladiisa caafimaad ay tahay mid soo hagaageyso isla markaana aad u wanaagsan yahay Abwaanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip