Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Nabad Sugida Oo Lagu Dilay Degmada Waaberi

0
Monday October 24, 2016 - 21:25:42 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Nabad Sugida Oo Lagu Dilay Degmada Waaberi

    Waxaa galabta gelinkii dambe Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gaashaanle Dhexe C/casiis Caraaye oo ka tirsanaa Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa galabta gelinkii dambe Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gaashaanle Dhexe C/casiis Caraaye oo ka tirsanaa Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliya.

Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen dilka Sarkaalka, waxaana markii ay falkaasi geysteen kadib ka baxsadeen goobta.

War Al Shabaab ay ku soo qoreen Baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayay ku sheegteen Mas’uuliyada dilka Gaashaanle Dhexe C/casiis Caraaye oo ka tirsanaa Hay’adda Nabad Sugidda.

Ciidanka Amaanka iyo Maamulka Degmada ayaa waxa ay soo gaareen goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano ku aadan sida uu dilka u dhacay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip