Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweyn Cajiib Ah Loogu Sameeyay Dalka Sacuudiga + Sawirro

0
Thursday February 23, 2017 - 20:04:59 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweyn Cajiib Ah Loogu Sameeyay Dalka Sacuudiga + Sawirro

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi Balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Wadanka Sacuudi Carabiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi Balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Wadanka Sacuudi Carabiya.

Waxaa si weyn u soo dhaweeyay Mas'uuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee ku taala wadankaas iyo madax kale oo ka socota dowladda Sacuudiga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmay Boqorka Wadanka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu C/casiis, iyadoo Boqorku uu sheegay dowladda Sacuudiga inay garab taagantahay Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa jira kulamo kale Madaxweynaha iyo wafdigiisa inta ay ku suganyihiin Sacuudiga ay la yeelan doonaan Madax kale oo ka tirsan Wadankaas.

Madaxweyne Farmaajo ayaa 8-dii Bishaan lagu doortay Magaalada Muqdisho, iyadoo isla maanta inta uusan ka bixin Muqdisho uu R/wasaare u Magacaabay Xasan Cali Khayre.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip