Baaq Nabadeed sheekh maxamed idriis axmed...

0
Tuesday May 19, 2009 - 12:58:46 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Nabadeed sheekh maxamed idriis axmed...

    Wadaad diimeedka Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Idiris ayaa wax laga xumaado ku tilaamay dagaalada ka socda magalaada Muqdisho .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadaad diimeedka Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Idiris ayaa wax laga xumaado ku tilaamay dagaalada ka socda magalaada Muqdisho .

Sheekha ayaa hoosta ka xariiqay in wax laga xumaado ay tahay in kooxihii horay ugu bahoobay la dagaalanka ciidamadii Itoobiyaanka ee xoogga ku galay dalka in iminka dhexdooda dagaalamaan .
 
Kulan wareed uu ku qabtay magalaada Cape Town ee dalka s/africa oo uu ku joogo socdaal diimeed ayuu ku tilmaamay dagaalada ka socda soom aaliya in yihiin kuwo wajiyo kala duwan huwan .
 
fariin nabadeed uu diray ayuu ku booriyay dhinacyada ku lugta leh dagaalada in ay nabadda doortaan sida ugu dhaqsiyaha badanna u joojiyaan xiisadaha .
"Waxaa muhiim ah in xabada la joojiyo , dhiiga micna darada ah ee daadanayaa waa wax laga xumaado , miiska wada xaajoodka aya haaboon in wax waliba lagu dhameeyo"ayuu yiri Sheekh Maxamed Idiris.
 
Baaqa wadaadka diimeedka ayaa soo baxaya xilli xasaradaha ka aloosan Soomaaliya ay gaareen heerkii ugu xumaa , lamana saadaalin karo qaabka ay ula dhaqmaan koxo ka daga;aam Soomaaliya fariin nabadeedkaabni .
 
wadaadka ayaa wareeysi la yeeshay wariyaha warsheekh.com ee magaalada Tape Twon Deeqdarajo waxa uuna sheegay sheekha in ay naxariista ka dhamaatay dhinacyada ku diriraya magaalada muqdisho isagoo hadalka sii watta aya yiri"waxaa T.V-yada ka soo muuqanaya shacabka soomaliyeed oo madaafiic lala dhacayo,barakacaya waxaa arkaysaa hooyooyinka madaxa ku watta alaab ilmahana garabka u saaran.
 
Dagaal wiil kuma dhasho ee wiil ayaa ku dhinta ayuu ku cel celiyay sheek maxamed idriis axmed oo wareesi gaar ah siiyay Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta SOJASA mudane Maxamed muuse Nuur (Deeqdarajo)
 
 
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip