
Culuma'udiinka, Aqoonyahanka, Dhalinyarada, Haweynka iyo Dhaam Dadweynaha Reer Warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Xasan Maxamed Sheekh oo loo yaqiin Bakistaan oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho iyadoo alle looga baryay in uu ka waraabiyo Janatu Fardowso inta uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Alle Kasiiyo.
Tacsi Tan lamid ah ayaa waxa dirayo Hogaanka Maamulka Jaaliyada Soomaalida S/afrika iyo Guud ahaan Soomaalida ku nool Wadankan kowfur afrika waxa Tacsi leeyihiin Maxamed Xasan Maxamed Sheekh, C/raxman Xasan Maxamed Sheekh iyo ilmo Xasan Maxamed Sheekh oo aabahood ku geeryooday magaalada Muqdisho iyagoo alle uga baryay in uu ka waraabiyo janadiisa.
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Tacsi: Allaah Unaxariistee Marxuum, Xasan Max'ed Sheekh (Bakistaan)
Culuma'udiinka, Aqoonyahanka, Dhalinyarada, Haweynka iyo Dhaam Dadweynaha Reer Warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Xasan Maxamed Sheekh oo loo yaqiin Bakistaan oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho iyadoo alle looga baryay in uu