DEG DEG:-Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Kheyre oo Is Casilay

0
Monday November 05, 2018 - 14:00:23 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Kheyre oo Is Casilay

    Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi casiis Xasan Maxamed (lafta gareen) ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka haayay Xukuumada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi casiis Xasan Maxamed (lafta gareen) ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka haayay Xukuumada Soomaaliya.

Cabdi casiis Xasan Maxamed (lafta gareen) oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayuu sheegay in sababta ugu weyn ee uu isku casilay ay tahay in uu yahay Musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu wadaa in 17 Bishan November ay ka dhacdo Doorashada Madaxtinimada KGS,taasi oo ay ku tartamayan Musharaxiin dhowr ah oo uu kamid yahay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.

Musharaxiinta Koonfur Galbeed qaarkood ayaa sheegaya in Cabdi Casiis (lafta gareen) uu ka mid yahay musharixiinta ay wadato dowladda Soomaaliay.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip