DEG DEG:-Dab xoogan oo goordhow ka kacay Keydka Radio Muqdisho

0
Monday November 12, 2018 - 11:58:06 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Dab xoogan oo goordhow ka kacay Keydka Radio Muqdisho

    Waxaa goordhow Dab xoogan uu ka kacay Keydka Canjaladaha Xarunta Radio Muqdisho,halkaasi oo ay ku keysan yihiin macluumaad badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Dab xoogan uu ka kacay Keydka Canjaladaha Xarunta Radio Muqdisho,halkaasi oo ay ku keysan yihiin macluumaad badan.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Dabka uu yahay mid xoogan,isla markaana hadda uu socdo gurmad deg deg ah oo lagu daminayo dabkaasi.

Wariyeyaal ku sugan Xarunta Radio Muqdisho ayaa sheegaya in dabka uu ka dhashay koronto,kaasi oo qabsaday Keydka Canjaladaha ee Radio Muqdisho.

Gurmadka ayaana wali ah mid socda oo la isku dayayo in dabka la xakameeyo iyadoona la tilmaamayo in dabka uu wali socdo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip