
0
Weeraryahanka Naadiga Liverpool Dirk Kuyt ayaa iska diiday Codsi kaga yimid Naadiga Hamburg ee Wadanka Jarmalka.
Milkiilayaasha Naadiga Liverpool ayaa wali u taagan in ay lakulmaan Naadiga Aston Villa una kordhiyaan Qiimaha ay ku rabaan Ciyaaryahan Bary taas oo ay ka dhigayaan 18 Milyan oo Bound.
Tababaraha Naadiga Liverpool Rafa Benitez ayaa sahminaayo habki uu ku heli lahaa Ciyaaryahan Bary laakin wuxuu sheegay in ay beec ka eheyn Ciyaaryahan Alonso kaas oo ay codsiyo isdaba joog ah uga imaanaayeen Kooxaha Juventus iyo Arsenal.
Hassan Omar Osman
xasanjuungal@hotmail.com
Warsheekh, Muqdisho
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392169
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84097
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55488
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54000
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38657
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1693
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1803
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1784
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2296
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1991
Liverpool oo diiday Codsi uga yimid Naadiga Hamburg Ciyaaryahankeeda Kuyt. (Warar Isboorti)
Weeraryahanka Naadiga Liverpool Dirk Kuyt ayaa iska diiday Codsi kaga yimid Naadiga Hamburg ee Wadanka Jarmalka.