
Geerida Marxuumada ayaa waxa looga tacsiyeeyay Dhamaan Qoyska Reer Sheekh maxamed Sheekh C/raxman Ow Cumar gaar ahaan Aabe Sheekh Cumar Sheekh maxamed iyo Hooyo Faadumo Sheekh C/lle iyo dhamaan Ilmo Reer Sheekh Cumar iyadoo eebe Looga baryay in janadii Fardowso ka waraabiyo Gabadhooda Xabiibo Sheekh Cumar oo habeenimadi Xalay lagu duugay Qabuuraha qadiimig ah ee degmada Warsheekh.
Hadaba maamulka webka warsheekh Waxa tacsi si qaas ah ugu dirayaan Maxamed Sheekh Cumar iyo Aweys Sheekh CUmar oo walaashood marxuumad Xabiibo Sheekh Cumar ku geeriyootay magaalada Muqdisho iyadoo Eebe Looga baryay in uu k waraabiyo Janatul Fardowsa iyagana kasiiyo samir iyo Iimaan , Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Tacsi: inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Xabiibo Sheekh Cumar.
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh, Waxey tacsi tiiraanyo leh hawada Umarinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyooday alaah unaxariistee marxuumad xabiibo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed oo maalinimadi Shalay ku geeriyootay mag