
Hadaba Geerida Sheekha kutimid ayaa waxa tacsi gaar ah loogu dirayaa Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday sheikha iyadoo eebe looga baryaya in sheekha in janadii fardowso ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo iimaan in uu alle ka siiyo .
Hadaba maamulka Shabakada Warsheekh waxa uu tacsi tan lamid ah udirayaan Culima’udiinka soomaaliyeed ee ahlusunnah waljamaac oo sheekha kaalin weyn ku lahaa iyagoo alle uga baryaya in uu ka waraabiyo janatul fardowsa Xirti iyo Qaraabadi iyo Masha’iqdi uu sheekha baneeyana samir iyo iimaan eebe haka siyo .
Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Sheekh Maxamed Macalin Hilowle.
Waxa tacsi Tiiraanyo leh Halkaan Loo marinayaa Dhamaan Culuma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac gaar ahaan Dariiqada Qaadariyada Gaar ahaan Seyliciyada gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh C/raxman ow Cumar Alwarshiikhi iyadoo looga tacsiyeenaayo alaah