
Allaha u raxmadee shiikh maxamed shiikh cabdi cumar waxa uu ahaa mid baryihii ugu danbeeyey uu xanuun la soo darisay isagoo markii danbana u geeriyooday .
Marxuumka ayaa da'diisa lagu qiyaasayaa ilaa 60 jir , waxa uu ifka kaga tagay 13 caruur ah waxa uu ahaa isago oo ahaa caalim buuxa ahna xertii shiikh cabdi cumar oo ahaa aabihiis , isaga oo abtiriskiisa dhinaca dariiqdaa uu galayo shiikhanaa shiikh xaaji yuusuf xasan ( ala a axmad ) .
Hadaba , dhammaan culumaaudiinka ahlusunna waljamaacah meel walba oo ay aduunka dacaladiisa ka joogaan waxa ay tacsi u dirayaan eheladii , qaraabadii iyo umaddii soomaaliyeed oo uu shiikh maxamed sh.cabdi cumar RC ka tagay , waxayna ilaahay uga baryeen in uu naxariistii janaad siiyo , dadkii uu ka geeriyoodayna samar iyo iimaan ka siiyo
AMIIN AMIIN AMIIN , INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
W/Q : Wariye Axmed Khadar
Email : axmedmbc@hotmail.com ama axmedmbc@yahoo.com
TACSI TIIRAANYO BADAN , INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN !!
Waxaa caasimada kenya ee nairobi ku xijaabtay shiikh caan ka ahaa soomaaliya , gaar ahaan muqdisho oo la oranjiray shiikh maxammed shiikh cabdi cumar RC .