
Waxana tacsidaan la gaarsiinayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada Xaajiyada oo kala jooga dunida dacaladeeda iyadoo la ogeysiinayo geerida kutimid hooyo Xaajiyo Batuulo Xasan Tooxow
Hadaba Dhambaalkaan Tacsida tiiraanyada leh waxa halkaan ka dirayo dhamaan Maamulka iyo Shaqaaladaha Shabakada Warsheekh .
Dhamaan Culuma’udiinka, Aqoonyahanada, Dhalinyarada, hooyooyinka iyo dhamaan Dadka ku dhaqan Degmada warsheekh ee gobolka sh/dhexe waxa ay tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan alaah unaxariistee Hooyo Batuulo Xasan Toxow oo ku geeriyootay Degmada Warsheekh iyadoo marxuumada eebe looga baryay in uu ka waraabiyo janatu fardowsa ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootana samir iyo iimaan eebe ha arsuqo.
Tacsi: Marxuum Hooyo Batuulo Xasan Tooxow oo ku geriyootay Degmada Warsheekh ’Inaa Lillaah Wa Innaa Ileehi Raajicuun’
Waxa Aroornimadi hore ee saakay ku geeriyooday alaah unaxariiste degmada warsheekh Hooyo Xaajiyo Batuulo Xasan Tooxow iyadoo geerida kutimid alaah unaxariistee marxuumada looga tacsiyeeynaayo dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay iyadoo eebe