
0
Hadaba tacsida Marxuumka ayaa waxa dirayo Dhamaan Culuma’udiinka Reer Warsheekh gaar ahaan Culimada kala ah
1. Sheekh Da’ud Sheekh Maxamed
2. Sheekh Cumar Sheekh Maxamed
3. Sheekh Cismacil Cali Cumar
4. Sheekh muuse Maxamed Rooble
5. Sheekh Muxidiin Laashin
6. Sheekh Axmed
Iyo dhamaan maamulka iyo Shaqaaladaha shabakada Warsheekh waxa tacsiyadaani udirayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Aabe Cali Gacal gaar ahaan Sheekh Axmed Cali Gacal oo loo yaqaano Sheekh Axmed Madaxey waxana looga tacsiyeenaa Sheekha geeridi kutimid Allaah Unaxariistee Aabe Cali Gacal iyadoo eebe looga baryay samir iyo iimaanta in uu ka siiyo Marxuumkana eebe ka waraabiyo Janatu Fardowsa.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392169
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84097
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55488
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54000
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38657
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1693
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1803
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1785
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2296
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1991
Tacsi Tiiraanyo Leh , Marxuum Cali Gacal oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Alaah Unaariistee Marxuum Aabe Cali Gacal oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho gaar ahaan Duqeyntii Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.