Somalida W/Ameerika oo Tacsi udirayo Alaah Unaxariiste Marxuum Macalin Nuur Maxamed Siyaad

0
Thursday October 29, 2009 - 14:14:28 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalida W/Ameerika oo Tacsi udirayo Alaah Unaxariiste Marxuum Macalin Nuur Maxamed Siyaad

    Cirku soo ma dumin, waayoo geeridu waa haq, ha yeeshee Caalim culus ayaa dhuuntay, waxaa taariikhdu markey aheyd Oktoober 28th, 2009 magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee Macallimkii Macallimiinta Soomaaliyeed Marxu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cirku soo ma dumin, waayoo geeridu waa haq, ha yeeshee Caalim culus ayaa dhuuntay, waxaa taariikhdu markey aheyd Oktoober 28th, 2009 magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee Macallimkii Macallimiinta Soomaaliyeed Marxuun Macallim Nuur Maxamed Siyaad.


 Marxuunka waxaa ka diin qaadey  macalli-miin aan halkaan tiradooda lagu soo koobi kareyn, sidaas awgeed, dhammaan Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika, gaar ahaan Jaaliyada Mudulood waxay tacsi tiiraanyo badan oo ah heer qaran  u diraayaan dhammaan culumaa'udiinka Soomaliyeed, xertii ka diin qaaday, qaranka Soomaliyeed, qoyskii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday marxuunkaan oo  ahay  macallimka macallimiinta Soomaliyeed, waxaana Ilahay looga baryayaa in uu marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, qaranka Soomaaliyeedna ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin Aamiin Aamiin.
 
Waxaa tacsi gaar ahaaneed diraaya dadka magacyadoodu hoos ku tixin yihiin oo kala ah:-
 
 1. Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
 2. Gen. Osman Sheikh ( Badmeceeye)
 3. Eng. Abdulqadir Aden Abdulle Osman ( Aden Adde)
 4. Dr. Mohamed Ali Nur
 5. Dr. Ibrahim Macow Osman ( Ghandi)
 6. Dayib Mohamoud Sheikh Ahmed
 7. Mohamed Haji ( Bangaariya)
 8. Osman Mohamed Sheikh
 9. Islaw Ahmed Islaw
10. Abdulle Hassan Nurrow
11. Mas'ud Sheikh Amir
11. Haji Hussein Jimale ( Adde)
13. Omar Yusuf ( dahab-shiil)
14. Sheikh Ali Hussein
15. Sheikh Hassan Ali Alassow
16. Sheikh Abdullahi Hassan
17. Sheikh Ali Hilowle
18. Sheikh Mohamoud Jaysani
19. Macallim Ahmed Halane
20. Macallim Ahmed ( Baraale)
21. Macallim Isse Sh. ( Faradheere)
22. Macallim Mohamed Ali ( Qoorey)
23. Macallim Abdirahman ( Laangare)
24. Macallim Mohamed
25. Eng. A/qadir Omar Ahmed ( Shig-shigow)
26. A/llahi Haji Omar
27. A/llahi M. Haji
28. A/llahi Ali Alasow
29. Salah Mohamed
30. Dahir Siyad M. Damey
31. Sakaria A/llahi Ga'al
32. A/llahi Kirbag
33. Shukri Tohow
34. Wariye Mukhtar Katiitow
35. Ceydid Hassan Ali
36.  Ahmed noor Elmi Rubax
37. Bashiir Haji Iimaan
38. Ali Moallim  muse
39. Mohamoud Mohamed ( Gerre)
40. Muhudin Hassan Jimale
41. Mohamed Hasan ( Gacamey)
42. Ahmed Dhac-dhaco
43. Mohamed Osman ( Suumeeye)
44. Abbas Maxaad
45. Islaw Asad Islaw
46. Hassan (Gremany)
47. Deeqow Yare
48. Osman Leete
49. Mohamed Omar Karani
50. Adeer Hasan Omar
51. Ahmed Hassan Omar
52. Ahmeddey Askari
53. Musadaq Sheikh Saa'id
54. Hussein Jamleyste
55. Fawsiya Ahmed M. Sheikh
56. Madina Mohamed Adan
57. Dahabo Hadaafow
58. Khamarey Ali Haji
59. Sahro Macallim
60. Hawo Haji Unsheeye Beerey
61. Ahmeddey Maxamed Omar
62. Ali Baraf
63. Ilmo Ali Mugumbe
64. Sheikh Muse Sheikh
65. Haji Hassan Nurrow
66. Hussein Gaamiir
67. Abdullahi Muhudiin
68. Ali Muhudin M. Wehelie
69. Ahmed Mohamed Farah
70. iyo Dhammaan qurba joogta Mudulood.
 
N.B. Insha'allaahi maalmaha soo socda waxaa la soo bandhigidoonaa taariikh nololeedkii marxuunka  oo kooban ee kala soco websidyada kale duwan.
 
Q. R.  Ahmed Mohamed Farah (  Ahmed Shutul)
         Mohamedo20006@yahoo.com
         Rochester, MN

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip