Ugaas abuukar Ugaas cabdule
Axmed Maxamed Weheliye (axmed cade)
Cabdi Xasan shaduuq(madaxey)
Cismaan axmed mataan (cismaan dheere)
Maxamed cali xaaji
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Xasan maxamed cumar (xasan madax)
Cabduraxmaan salad maxuud (majo)
Siciid xisri kulmiye
Cabdulaahi xirsi kulmiye
Axmed cabdikariin cali gabeyre
Dacar cali sibriye(qoslaaye)
Cabdi xuseen cabdi
Xasan xuseen cabdi
Axmed maalin hilowle (axmed carabey
Haaruun muxyadiin hilowle
Cali maxamed calasoow (calicuud)
Cabdiqaadir Cabdule afrax
Cabdikariin Garuun
Maxamed Cali cade
Cabdirisaaq shaatiweyne
Guuleed cali qoslaaye
Cabdishakuur maxamed cali(meysaare)
Jimcaale Cabdule sibriye
Cabdikariin maxamed weheliye
Ismaaciil maxamed jimcaale
Aadan c/qaadir foodle
C/risaaq cismaan foodle
C/maalik cismaan foodle
Xuseendeeq cali cumar
khaliif cabdi max,ed (siyid khaliifa
Abuukar cali qalaaye
Cabdaw siciid
Yaxye siciid
Cumar cali sheikh
Cali Calas (caliyare)
W/D
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Abdihiin1@hotmail.com
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun alaha u naxariisto maclin nuur maxamed siyaad waxaa tacsi u diraaya jameecada dariiqada sayid axmed al rifaaci kabiir oo kala ah guddoomiyaha dariiqada rufaaciya sh cabduraxmaan axmed maxamed alfaghi naaibka dariiqada sh saalim cumar xaaji weli xoghayaha dariiqada sh ali omar abati alfaghi khaliif shariif xabiib karaama khaliif sh samaow suufi khaliif faqay yuuusuf axmed sh diinle maxamed abuukar iyo dhamaan dariiqada rufaaciya waxay leeyihiin alaha u naxariisto janadii fardowsa allaha ka waraabiyo samir imaan alaha ka siiyo xaaskiisa caruurtiisa
w.d weriyaha ahla suna wal jamaaca
sh ali omar abati alfaghi
email ao_abati@hotmail.com
Dhambaalada Tacsida Alaah Unaxariistee Macalin Nuur oo soo gaarayo Shabakada Warsheekh
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marxuumka alle haw naxariistee Macalin nuur maxamed siyaad oo ahaa caalim weyn oo soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada nayroobi ee dalka kenay waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo