
0
Dadkaa tacsida dirayo ayaa waxa kamid ah
1. Sheekh Daa’uud Sheekh maxamed Sh:
2. Sheekh Cumar Sheekh maxamed Sh
3. Nabadoon Yuusuf Cisaley
4. Xaaji C/llaahi Abkow
5. Xaaji C/qaadir Shoobaaye
6. Sheekh Cusman Sheekh maxamed
7. Xaaji Isxaaq Bin Muuse
8. Xaaji Axmed Cirro
9. Mama Sahro Cali Yare
10. Maxamud Bolonyo
11. Yaasiin Gacal muuke
12. Xaaji Axmed Shiino
13. Xasan Cabdi Xaaji
14. Muuse Dheere
15. Caato
Dhamaan Dadkani waxa tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaa ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuum Muno Xuseen Sabriye iyadoo marxuumadana eebe looga barya in uu janadi ka waraabiyo Aamiin
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392117
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84059
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67905
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55450
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53958
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50317
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44218
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43571
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38567
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38146
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1632
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2154
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1963
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1746
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1793
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1722
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1784
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2225
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2161
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1901
Tacsi: jaaliyada Somalida Nairobi oo Tacsi udiraya Marxuumad Muno Xuseen Sabriye.
Dhamaan jaaliyada Somalida Nairobi ayaa waxa tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaan Marxuumada Muno Xuseen Sabriye oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi iyadoo laguna aasay isla magaaladaasi.