Magaalada Kualalumpur ee dalka Malaysia oo Looga baroor diqayo Ardayda Ku geeriyootay

0
Friday December 04, 2009 - 15:52:23 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Kualalumpur ee dalka Malaysia oo Looga baroor diqayo Ardayda Ku geeriyootay

    waxa maanta magaalada kualulumpur ee dalka malaysia looga baroor diiqay ardaydii iyo Macalimiintii , aqoonyahanadii iyo saxafiyiintii ku dhamatay qarxii shalay ka dhacay hotel Shamoow e Magaalad muqdisho ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa maanta magaalada kualulumpur ee dalka malaysia looga baroor diiqay ardaydii iyo Macalimiintii , aqoonyahanadii iyo saxafiyiintii ku dhamatay qarxii shalay ka dhacay hotel Shamoow e Magaalad muqdisho ,


waxaana shir ay yesheen ururka ardayda dalka malaysia looga soo saray qodobo dhowr ah ,Shirkano oo ka dhacay hoolka Bangi ee Jmacda kuis , waxana shirkaasi gudominayay Gudomiyaha ururuka ardaya dalkani Axmad maxamad Cali taajirow  oo ku tilmaamay falkaasi Mid arxan daraha tasoo lala xisabtimi doono Xiligey noqoto isagoo shegay Inu ka murugooday marki uu maqlay

 sido kale waxaa ka hadlay gudoomiye ku xigeenka ururka ardayada Maxamud Maamad Axmad oo ka hadlay isna falki waxuushnimad ee looga taqalusay Aqonyahandii dalka wax u qaban lahaa , aad ayaan uga xunahaya ayu yiri , marna Manan u maleynenin in Tiro arday inta la eg La dilayo , Qaramada midoowe iyo Dowladaha hormaray ayu ka codsay Ku xigeenka iney La xisabtamaan kooxdi gesatay falkaasi ,

Ma ahan Markii ugu horeysay ee arday lgau Laayo Magalaad muqdisho , waxayna ardayda xasuustaan falki Ardaydii Axmad Gurey lagu layay .sikastaba ha ahatee Dhamaadki shirkaasi waxa Shirjaraaid qabtay Afhayeenka ururka Ardayda ahna Gudoomiyaha Jaamacada Kuis Hussein Abdurahman  Mohamed  (Anteeno)  oo ushegay saxafada in Muddo sadax beri calanka somali ee ka dhax Muuqdo calmada jamaacdaha dalka Malaysai in Muddo sedax Bari  hoos lo dhigo doono si ayu yiri Loola baroor diiqo Ardaydaasi ,

Hadaladiisi aya waxa kamid ahaa , Maanta oo ah Maalinimo Jimco ah waxaan garanay anaga oo ah ururka Ardaya Inaan  Muujino gesinimo iyo somalanimo , Wa inaan Ka dhabeynaa Hadafkeena Ardaynimo ayu si kulul u  yiri  Anteeno 
calanka wa in la dajitaa, isla Maanta waxa la dajiyay calanka somalia, Qodboda oo saxafda lo aqriyay aya waxa Kmid ah  

1. In La dajiyo calanka somalia  Muddo sedax bari  2.In maxkamad lasoo saaro dadki gestay falkaasi  3.In Umada somaliyed ay ka damqato xasuuqa Umada shacabka  Muqdisho 4. in caalamka wax ka qabto Qadiyada somalia 5. in dadka Birma geedad loo naaxriisto oo  ay kamidyihiin Macailmiinta , ardayda, saxfiyiinta ,dhaqtaradea

Sikastba ha ahatee Magaalada Kualulumpur oo aan socod kuso Maray ayaa waxay dadweynaha is weydinayeen Sida uu u dhacay qarxani , Dadweynaha qarxis uu ilmeynayay Ayaa waxay aad uga xumaayeen qaraxii shalay.

Isku soo duu duub Guud ahan iyo gaar ahaan waxay Ardayda dalka malaysia u direysa Taxsi Eheladii iyo qaraabadii ku Geeriyotay waxyna Leyihiin Samir iyo IImaan alahe idinka s

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip