Alaah Unaxariiste waxa Maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Qaliif Abuukar Macalin Xuseen, Iyadoo geerida kutimd Maruuxmka loo dirayo dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Jameecadi oo ka geeriyooday inuu samir iyo iimaan eebe ka siiyo isagana waa marxuumkee janatu fardowso eebe ka waraabiyo, Aamiin Aamiin , Inaa lilaahi wa inaa ileehi Raajicuun.
Hadaba Tacsi Tan lamid ah ayaa waxa Dirayo Dhamaan Culimada, Xirta iyo Jameecada Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar Alwarshiikhi iyagoo Geerida kutimd marxuumkana eebe uga baryay in uu janadu Fardowsa Ka waraabiyo.
Sidoo kale Tacsida Qaliif abuukar ayaa waxa si gaar ah udirayo dhamaan jaaliyada Reer Warsheekh ee ku nool qaaradaha Dunida iyadoo tacsidaana udirayaan dhamaan Reer Macalin Xuseen meel kasta oo ay joogaan waxa ayna leeyihiin samir iyo Iimaan Eebe ha idinka Siiyo isagana ilaah hakudaro kuwa raxmadiisa hela.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Tacsi: Marxuum Qaliif Abuukar macalin Xuseen oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho