Tacsi: Allaah Unaxriistee Macalin Cali Da’ud oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi:

0
Monday May 31, 2010 - 15:45:27 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Allaah Unaxriistee Macalin Cali Da’ud oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah Unaxariistee Waxa magaalo Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi Ku geeriyooday Macalin Cali Da’ud oo kamid ah Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee Somaliya kuwooda ugu magac dheer marka laga hadlaayo Barida iyo kufaafinta Diinta Islaamka Shacbiga Somaliyeed.

Macalin Cali da’ud oo maanta Aas Qaran loogu Sameeyay magaalo Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi ayaa Geerida Kutimid Macalinka ayaa waxa looga tacsiyeenaa Dhamaan Ehelka, Qaraabada, Kutaabta iyo Dhamaan Umada Somaaliyeed in uu eebe samir iyo iimaan Kasiiyo, macalinkana Eebe ka waraabiyo Janatu Fardowsa

Hadaba Tacsi Tan lamid ah ayaa waxa Dirayo Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha shabakada Warsheekh iyagoo geerida Kutimid Macalinka Ugu tacsiyeeyay Dhamaan Umada Somaliyeed Gaar ahaan Ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday macalinka iyadoo eebe looga baryay in uu ka waraabiyo janatu Fardowsa

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Fiiro Gaar ah : Goor dhaw ayaan idin soo gudbin doonaa Taariikhda Macalinka oo Faah Faahsan:

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip