1. Ayeeyo Khadiijo XaajiMaxamuud
2. Aabbe Cabdullaahi Yuusuf Yalaxoow
3. hooyo Canab Cismaan Caateeye
4. Cabdirisaaq Cabdullaahi Yuusuf
5. Leylobilan Cabdullaahi Yuusuf(layla bilan)
6. Raaqiyo cabdullaahi Yuusuf
7. Meymuun Cabdullaahi yuusuf
8. Raxmo Xuseen Xasan
9. Maxamuud Cali Nuur (Maxamuudtoronto)
10. Cabbaas Cabdiwahaab Khaliif (Cabbaasindhey)
11. Cabdulqaadir Xasan Warsame
12. Bashiir Cabdikiish
13. Sakariye Cali Muude
14. Cabdi casiis Axmed Khaliif
15. Maxamed Xuseen Qooje
16. Cabdiqani Xuseen Caweeste
17. Maxamed Cabdi Xuseen (Maxamed baabuur)
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad aroos oo farxad leh hawada umarinayaan Maxamed Cabdullaahi Yuusuf (Maxamedamiin) iyo Xaawo Aadan Maxamuud(Xaawoluul)
Oo aroos koodu kadhacay magaalada hargaysa waxayna leeyihiin reerkii lagu nastee lagu nagaaado ilahay haydiinka yeelo
1. C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) (Gothernberg)
2. Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi (Kampala)
4. Max�ud C/llaahi Egale (Italy)
5. Axmed Sheekh Da�ud (K/Afrika)
6. Cabdifitaax Hanis (Baydhabo)
7. Xuseen max�ud Faras (K/Afrika)
8-Cabdiqani Cali Dalmar(Bern-Switzerlad)
Sodoo kale waxaa tahniyad midaa lamid ah dirayaa naadiga saxafiyiinta somaliyeed ee talyaaniga
1-maryan axmed cabdule maryan qaran
2-cawaale jaamac salad
3-axmed cusmaan muuday(alcadaala)
4-layla axmed diiriye
5-bashiir jaylaani barow
Iyo dhamaan xubnaha uu ka kooban yahay naadiga saxafiyiinta somaliyeed ee itly
Sidoo kale waxaaa tahniyadaas mid lamid ah diraya
Naadiga suxufiyiinta soomaalida sudan “Somali Journalists Club in Sudan
Waxey Tahniyad farxad xambaarsan hawada umarinayaan arooska iyo aroosadda Maxamed Cabdullaahi Yuusuf (Maxamedamiin) iyo Xaawo Aadan Maxamuud(Xaawoluul) oo dhawaan Aqal galkoodu kadhacay magaaladda Hargeysa.
Reerkii isku nastee isku nageedee wada jiree nabad gala alla hayow adinka yeel aamiin.
TAHNIYAD AROOS Maxamed Cabdullaahi Yuusuf (Maxamedamiin) iyo Xaawo Aadan Maxamuud(Xaawoluul
TAHNIYAD AROOS Maxamed Cabdullaahi Yuusuf (Maxamedamiin) iyo Xaawo Aadan Maxamuud(Xaawoluul