
0
Gudoomiyaha Saxafiyinta Somalida K/africa Mohamed Muse Noor (deeqdarajo) ayaa hambalyo aroos oo farxad leh u diraya saaxiibkiis Waana xoghaya ururka Sojasa wariye Cabdi nasir axmed sheekh bashiir Saxansoxo iyo Marwo farxiyo Guure oo dhawaan ku aqal galay magaalada Johannsburg ee cariga dalka K/africa.
Sidoo kale waxaa tahniyada diraya wariyaashan hoos ku qoran
Cabdi risaaq cabdulaahi maxamed indho jaceyl
Cabdulaahi maxamed cumar Balwaan
Cabdi qaadir Axad Dhaqane
Faarax daahir cilmi
Maxamed xuseen xaaji tahriib
Cabdi raxmaan nuur jilley
dhamaan asxaabtani iyo kuwoo kale oo badan waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan arooska iyo aroosada oo Saxansoxo iyo farxiyo qalanjo oo dhawaan ku aqal galay johannsburg waxayna leeyihiin isku waara noqda kuwii kala hela ubad qeyr qaba anagana waxaa leenahay aamiin aamiin aamiin
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392207
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84133
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67980
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55524
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50378
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43641
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38739
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38227
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1739
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2285
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2093
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1942
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1839
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1900
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2353
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2299
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2065
Gudoomiyaha Saxafiyinbta Somalida K/africa oo hambalyo aroos u diraya Wariye Saxansoxo
Gudoomiyaha ururka Sojasa Deeqdarajo