Gudoomiyaha Saxafiyinta Somalida K/africa Mohamed Muse Noor (deeqdarajo) ayaa hambalyo aroos oo farxad leh u diraya saaxiibkiis Waana xoghaya ururka Sojasa wariye Cabdi nasir axmed sheekh bashiir Saxansoxo iyo Marwo farxiyo Guure oo dhawaan ku aqal galay magaalada Johannsburg ee cariga dalka K/africa.
Sidoo kale waxaa tahniyada diraya wariyaashan hoos ku qoran
Cabdi risaaq cabdulaahi maxamed indho jaceyl
Cabdulaahi maxamed cumar Balwaan
Cabdi qaadir Axad Dhaqane
Faarax daahir cilmi
Maxamed xuseen xaaji tahriib
Cabdi raxmaan nuur jilley
dhamaan asxaabtani iyo kuwoo kale oo badan waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan arooska iyo aroosada oo Saxansoxo iyo farxiyo qalanjo oo dhawaan ku aqal galay johannsburg waxayna leeyihiin isku waara noqda kuwii kala hela ubad qeyr qaba anagana waxaa leenahay aamiin aamiin aamiin
Gudoomiyaha Saxafiyinta Somalida K/africa Deeqdarajo oo hambalyo aroos u diraya Wariye Saxansoxo
gudoomiyaha Saxafiyinta somalida k/africa mudane deeqdarajo