Tahniyad Aroos: dhamman Maamulka Webka Warsheekh iyo Asxaab kale waxey Tahniyada Farxad leh U dirayaan C/raxman Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Luul Xaaji Mukhtaar Sh.Muxudiin Celi oo ku aqal galay Gothernburg

0
Tuesday November 30, 2010 - 15:39:13 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: dhamman Maamulka Webka Warsheekh iyo Asxaab kale waxey Tahniyada Farxad leh U dirayaan C/raxman Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Luul Xaaji Mukhtaar Sh.Muxudiin Celi oo ku aqal galay Gothernburg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Tahniyada Cawo iyo Ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan Sh Axmed Yare oo ku magac dheer (Saalis) isla markaana ah mid ka mid ah shaqaalaha iyo Luul Xaaji Mukhtaar Sh Muxidiin Celi oo 26-ka Bishaan November 2010-kanikaaxooda ka dhacay Dalka Sacuudi Carabi isla markaana ku aqal galay 27-ka isla bishaan nove,ber2010-ka dalka Sweden Gaar ahaan Caasimad Labaad ee dalkaasi Gothernburg (Göteborg).

Tahniyada waxaa diraya qaar ka mid ah ehelada, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan maamulka iyo shaqaalaha webka warsheekh waxaana leeyihiin dhamaan Saalis iyo Luul Cadey noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabane hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Dadka diraya Tahniyada waxa ay kala yihiin sida tan:

1)Sh Ismaaciil Cali Cumar

2)Ing. Maxamed Cali Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

3)Xassan Cumar Gaab iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

4)Aanis Cali Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

5)Maxamed Macalin Daa’uud (Shiine) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

6)Xaaji C/qaadir Macalin Daa’uud Guure iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

7)Xaaji Xasan Shiikhaay Xaaji Xadde

8)Xaaji Isxaaq Xaaji Muuse iyo Xaaskiisa

9)Sh Xasan Maxamuud Xuseen Gurey (Sh Xasan taa) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

10)Sh Mukhtaar Xaaji Madoobe iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

11)Daa’uud Maxamuud Hadaafow (Kuwaatare)

12)Yuusuf Shiikhaay Xaaji Cadde

13)Maxamed Xaaji C/llaahi Owfuu iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

14)Jibriil Cali Garaale iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

15)Sh C/qaadir Xaaji C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

16)Daa’uud Xaaji C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur

17)C/raxmaan Xaaji C/llaahi Xaaji Maxamed Nuur (Qoslaaye) iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

18)Maxamuud Abuukar Gurey (Guutaale)

19)C/llaahi Sh C/raxmaan Xaaji maxamuud Hadaafow (Nuune) iyo Caruurtiisa

20)Axmed Abuukar Xaaji Maxamuud (Taagane)

21)Cabdi Salaan Xassan Shigow (Dooli)

22)Cumar Sh C/raxmaan Xaaji maxamuud Hadaafow (Hanad)

23)Maxamuud Xuseen Macalin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

24)Axmed Maxamuud(Axmed-Warshiikh) iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

25)Xaaji C/llaahi Diikow iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

26)Abaadir qarabeyti iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

27)C/raxmaan Macalin Daa’uud (Black) iyo Xaaskiisa iyo Wiilkiisa

28)C/raxmaan Maxamed Sh Yuusuf (Maanka) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

29)Axmed Nuur Cali Barre (Uujey) iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

30)Maxamed Daa’uud Xaaji Maxamuud Hadaafow iyo Xaaskiisa

31)C/raxmaan Xaaji Axmed Maxamuud

32)JIbriil Maxamed Muuse

33)Maxamed Sh C/raxmaan Sh Maxamed (Khaliif Dhalxa)

34)C/raxmaan Xaaji C/llaahi Sh Maxamed (Farxad) Webmasterka Webka

35)C/raxmaan Sh Cali Sh Maxamed (Bile)

36)Cumar Sh C/raxmaan Sh Maxamed

37)Axmed Sh Abuukar Sh Maxamed (Lagdamow)

38)Sh Xuseen Macalin Axmed Sh C/lle

39)Sh Axmed Sh C/raxmaan Sh Maxamed (Sh. Axmed Suufi)

40)Maxamed Sh Cumar Sh Maxamed (Lugseef)

41)Axmed Sh Daa’uud Sh Maxamed

42)C/raxmaan Sh Abuukar Sh Maxamed (Goobek)

43)C/qaadir Maxamed Xuseen kaabiiste

44)C/raxmaan Axmed Xaaji Muxidiin

45)C/casiis Macalin Daa’uud Macalin Nuur

46)Aweys Sh Cumar Sh Maxamed (Viera)

47)C/raxmaan C/llaahi Boote iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

48)C/raxmaan Maxamed Macalin Daa’uud (Shiine)

49)Xaaji Maxamuud Xaaji Daa’uud Xaaji Maxamed Nuur

50)Maxamed C/llaahi Boote

51)Axmed C/llaahi Boote

52)Axmed Macalin Daa’uud Macalin Nuur

53)C/qaadir Xaaji Cabdi Xaaji Axmed Raage

54)C/raxmaan Xasan Gurey

55)Daa’uud Maxamed Macalin Daa’uud

56) Xassan Muxdiin Yabarow.

Dhamaan dadkaan iyo dad kale oo qarsan oo kala jooga dalalka kala ah Somali, Kenya, Sacduudi Carabi, Sweden, Ingiriiska, Norway, Talyaaniga, Switzerland iyo America waxey tahniyada kala iyo lab leh oo farxad ku dheehan hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosada, Atooraha iyo Atariishada, Xidiga iyo Xidigta Faraska iyo Geenyada C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Luul Xaaji Mukhtaar (Luul Cadey) oo 26-ka Bishaan nikaaxooda ka dhacay Dalka Sacuudi Carabi isla markaana ku aqal galay 27-ka isla bishaandalka Sweden Gaar ahaan Caasimad Labaad ee dalkaasi Gothernburg (Göteborg)waxey leeyihiin Labada is dooratay isku waara oo noqda kuwa hela ubad qeyr qaba isla markaana si wada jir ah u noqday abkow iyo abooto Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip