Tacsi tiiraanyo leh:Marxuum Xasanley Maxamed Joqof oo ku geeriyooday Nairobi

0
Friday January 07, 2011 - 20:17:50 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi tiiraanyo leh:Marxuum Xasanley Maxamed Joqof oo ku geeriyooday Nairobi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Anagoo ah dhamaan dhalinyarada, aqoonyahanada, culumaa'u - diinka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin kana murugeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timidAllaah u naxariistee Marxuum adeerkeenxasanleey maxamed joqofoo ku geeriyooday Magaaladan Nairobi ee dalka kenya taariikhda marka ay aheyd 6/01/2011waxaanu leenahay ,dhammaan Ehelada, Qoyska iyo Qaraabada uu ka geeriyooday Marxuum Adeer Xasanley Samir iyo Iimaan Allaha naga wadasiiyo, isagana Naxariistii janno Allaha ka waraabiyo, Aamiin, Aamiin, aamii.

Waxaa tacsida tiiraanyada leh diraya dadka kala ah:

ustaad abdullahi mohamed hassan sanka

sheikh abdullahi qadar yuusuf sheik nuur

sheikh ahmed sheikh ali zubeyr

sheekh muuse cade

macalin qalac

sid cali maxamed cali casir kaboodooy

cabdisalaan baajeey

cabduhaab baajeey

sheeekh cali kulmiye axmed

sheekh maxamed kulmiye axmed

cumar calasoow beereey

cabdifataax ceel shube

axmadeey injiner

maxamuud daacad

maxamuud yaasiin kamaals

sheekh c/raxman sheekh muxuyadiin

deeqooow sheekh yuusuf cali

maxamuud sheekh maxamed kulmiye

cabdiyoow khaliif muxudiin sabriye

cismaaciil jimcaale suubiye

xaamud maxamed axmed raage

cabduqali muudey caraaye

ibraahim Xaaji cumar halaf

mohamed sheikh mohamud mataan

nabadoon hassan abdulle gacal

aadan abdulle gacal

Cabdu qaadir gacal fiidow

Maxamed ali cadaawe

Hassan ahmed sheikh cumar yemeni

Qadar mohamed nuur nadaara

Naaji Muxudiin sheekh axmed caraay iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

biibaaye ali cade

daauud ducadiid

nabadoon mukhtaar xuseen siyaad

sheekh muxudiin dhajageey

hooyo xabiibo daameey

hooyo zeinab abdulle gacal iyo caruurteeda

nabadoon muxudiim maxamed axmed

Iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin

Waxeey dhamaantood lee yahiin Marxuum Xasanleey Maxaad Joqof Ilaahye naxariistii jano hasiiyo Ehelkii,Qaraabdii iyo Jameecadii uu ka geeriyoodane samir iyo Iimaan Eebe hakasiiyo amiin aamin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip