Tahniyad

Tahniyad Dhalasho Farxad leh:C/raxman Maxamed Sh Cumar

0 Visits: 4321 | Thursday October 17, 2013 - 21:41:21
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh wiilkaas oo loo bixiyey C/raxman Maxamed Sh: Cumar Sh: Max'ed waxaana laleeyahay C/raxman…

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Maa'ida C/raxman Macalin Da'ud

0 Visits: 4576 | Thursday July 18, 2013 - 23:28:04
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe C/raxmaan Macalin Daa'uud (Black) iyo Hooyo Miski Macalin Xassan Muuse oo taariikhda marki ay aheyd 10-da bisha July ee sanadkaan Gabari ugu dhalatay dalka Sweden gaar ahaan Magaalada Gothernberg Gabadhaas oo loo bixiyey Maa'ido…

Read More »

Tahniyada Dhalasho Farxad leh: Xasan Maxamed Sh Axmed Yare

0 Visits: 4292 | Tuesday July 16, 2013 - 23:27:05
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamed Sh Axmed Yare iyo Hooyo Xaliimo Macalin Xuseen oo taariikhda marki ay aheyd 7-da bisha July ee sanadkaan wiil ugu dhashay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh wiilkaas oo loo bixiyey Xasan…

Read More »

Jaliyada Reer Warsheekh ee magalada Nairobi oo tahniyad Dirayaan

1 Visits: 2557 | Tuesday July 02, 2013 - 02:06:04
Dhamaan Jaaliyada dadka reer Warsheekh ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey hambalyo kal iyo laab ah soo gaarsiyeen Shabakada Warsheekh iyagoo hambalyadaana uhibeenayo Arooska iyo Aroosada, Cabdicasiis Xaaji Shariif Cali iyo Xaliimo Sheekh C/raxman Xaaji Maxamud Hadaafow oo ku aqal galay magaalada…

Read More »

Tahniyad Dhalasho:Aabe Cabdiwili Maxamud & Hooyo Foos Da’ud Maxamud oo Gabar ugu dhalatay magalada Gothenburg ee wadanka Sweden.

0 Visits: 4004 | Tuesday April 30, 2013 - 08:49:18
Waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh looga dirayaa Aabe Cabdiwili Maxamuud Ibrahim iyo Hooyo Foos Daa'uud Xaaji Maxamud Hadaafow oo gabar ugu dhalatay magaalada Gothenburg wadanka Sweden.

Read More »

Dhalasho Farxad Leh, Aabe C/qadir Kabisite & Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo Gabar Ugu dhalatay magalada Capetown Wadanka Konfur Afrika.

0 Visits: 3837 | Tuesday April 30, 2013 - 08:45:50
Waxa tahniyad dhalasho oo farxad leh loo dirayaa Aabe Cabduqadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste) iyo Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo gabar ugu dhalatay magaalada Capetown ee wadanka Konfur Afrika .

Read More »

UAE: "NIKAAX IYO AQAL-GAL AAD LOO WEYNEEYEY"–

0 Visits: 5104 | Monday April 08, 2013 - 19:27:47
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka isutaga imaaraadka carabta (UAE), danjiraha Somaliya u fadhiya UAE Amb. Shiikhow, Madax ka mid ah mas'uuliyiinta Isutaga Imaaraadka Carabta iyo ,qurbo joog Soomaliyeed oo kala timid dunida dacalladeeda, ayaa taariikhdu markey aheyd April 6th, 2013. Ka qeyb…

Read More »

Hambalyo Aabe Xusen Macalin & Hoyo Sahro Xusen oo Wiil ugu dhashay Muqdisho.

0 Visits: 4863 | Monday April 08, 2013 - 10:47:14
Waxa halkaan Hambalyo Dhalasho loo marsiinayaa Aabe Xuseen Macalin Abuukar iyo Hooyo Sahro Xuseen Ibraahim oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho .

Read More »

Tahniyad Aroos: Max’ed Saciid Qasali & Fadumo Macalin Da’ud oo ku aqal galay magalada Umio ee Sweden.

0 Visits: 3971 | Monday April 01, 2013 - 23:55:27
Bahda Shabakada Warsheekh oo isku duuban waxey hambalyo kal iyo laab ah hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosada Max'ed Saciid Qasali & Fadumo Macalin Da'ud oo xafladooda Meher ee kadhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya isla markaana ku aqal galay 22 bisha March magalada Umio ee Sweden.

Read More »

Tahniyada: Cali Cabdi Casiis & Fadumo Xaaji Axmed oo meherkooda kadhacay Muqdisho

0 Visits: 2640 | Monday April 01, 2013 - 23:52:36
Gacal Iyo Xigaal idin wada farax, waxa hambalyo farxad aroos ah hawada umarineena hadaanu nahay Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta Al Caruus Cali Cabdi Casiis iyo Faadumo Xaaji Axmed oo Xafladooda meherka kadhacday magaalada Muqdisho.

Read More »

Tahniyad Aroos:Ibrahim Cali Xasan & Haboon Aadan Xasan

0 Visits: 3637 | Sunday March 31, 2013 - 12:59:10
Anagoo ah dadka hoos ku qoran oo ka kooban waalid, walaal iyo asxaab waxaan halkaan hambalyo uga direeynaa arooska iyo aroosadda , farta iyo faraantiga, mudanaha iyo marwada sare

Read More »

Tifaftiraha Shabakada Warsheekh oo tahniyad Meher udiray Cabdi Nasri Adaawe Igalle & Marwo Faaiza Mohamed Noor Toxoow oo meherkoodu kadhacay magaalada Oslo ee wadanka Norway

0 Visits: 11061 | Saturday March 30, 2013 - 21:59:41
Waxaanu halkan hambalyo, tahniyad iyo bogaadin hawada umarinaynaa Mudane cabdiNasri Adaawe Igalle & Marwo faaiza mohamed noor (FaaIza Bella) oo meherkoodu kadhacay Magaalada oslo ee dalka Norwey taariikhdu markay ahayd 24/03/2013

Read More »

Tahniyada Dhalasho: Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

0 Visits: 4334 | Thursday January 24, 2013 - 18:36:15
Waxaa tahniyad dhalsho farxad leh hawada loo marinayaa aabe C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Marwadiisa Luul Xaaji Mukhtaar oo wiil ugu dhashay dalka Sweden tariikhda markey aheyd 15/01/13 wiilkaas oo loo bixiyey Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare waxaana la leeyahay mukhtaar soo bar-baar oo noqo…

Read More »

Tahniyad Dhalasho farxad leh: Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

0 Visits: 6887 | Tuesday January 22, 2013 - 17:48:06
Annagoo ah Reer Xaaji Mukhtaar Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin u marineynaa Aabe C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo marwadiisa Luul Xaaji Mukhtaar oo taariikhda markey 15/01/2013 wiil ugu dhashay dalka Sweden gaar magaalada Gothenburg (Göteborg) wiilkaas oo loo bixiyey Mukhtaar C/raxmaan Sh…

Read More »

Tahniyad:Cumar Salaad Maxamuud iyo Fardawso Maxamed Xersi

0 Visits: 4811 | Wednesday January 02, 2013 - 12:33:09
Waxaan halkan tahniyad iyo hambalyo ugu diraynaa Arooska Cumar Salaad Maxamuud iyo Aroosadda Fardawso Maxamed Xersi Oo ku aqalgalay Jimcihii la soo dhaafay Magaalada Muqisha taariikhduna ahayd 28/12/12. Xersi. Waxaa hambalyada diraya dadkan isugu jira qaraabo, xidid iyo asxaab oo kala jooga dalka iyo…

Read More »

Tahniyada Dhalashada Cabdifitaax Ibraahim Cadaan "Hambalyo"

0 Visits: 2304 | Tuesday January 01, 2013 - 01:06:46
Dhamaan Dadka hoos kuxusan waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Ibraahim Cadaan Maxamud iyo Shukri Maxamed Axmed oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho.

Read More »

C/raxman Xaji Axmed & Safiyo Sh:Cumar

1 Visits: 5620 | Tuesday November 13, 2012 - 03:35:40
Gacal iyo Xigaal idin wada farax !!!, Waxa halkaan Tahniyad Aroos loogu dirayaa Arooska iyo Aroosada C/raxman Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey (Farxaan) iyo Caruusadiisa Safiyo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi oo aqalgalkoodu kadhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Boqorka Abuukar Cabdullaahi Maxammed Iyo Boqorada Deeqo ,Maxammed Xuseen (Haraanti yare)–

0 Visits: 5393 | Sunday November 11, 2012 - 11:11:05
Waxaa Halkan Tahniyad iyo Bogaadin uga direynaa lammaanaha kala ah, Boqor Abuukar Cabdullaahi Maxammed Iyo Boqorada Deeqo ,Maxammed Xuseen (Haraa nti yare) oo maanta Meherkooda iyo aqal galkooduna ka dhacay carriga Switzerland gaar ahaan Caasimadda Bern waxaan leenahay labadii isku waara ee wanaag ku…

Read More »

Tahniyad dhalasho farxad leh: Axmed Jibriil Cali Garaale

0 Visits: 5947 | Thursday September 06, 2012 - 18:45:41
Hambalyo, Dhamaan maamulka, shaqaalaha iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Jibriil Cali (Garaare) iyo Hooyo Caa'isha Shiikh Axmed oo taariikhdu markey aheyd 26-08-12 wiil ugu dhashay Caasimada dalka UK ee London wiilkaas…

Read More »

Tahniyad: Khaliif Cade & Nuurto Sheekh C/raxman (Sawiro)

0 Visits: 13418 | Saturday July 21, 2012 - 16:04:43
Waxa halkaan tahniyad kal iyo laab ah hawada loo marinayaa Al Caruus Yuusuf Muxidiin Cabdulle (Khaliif Cade) iyo Nuurto Sheekh C/raxman Sheekh Axmed oo ku aqal galay Xaafada Arjantiin ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho.

Read More »

Tahniyad: Max'ed Cabdiyare & Fartun Sheekha Xaji Xusen (Sawiro)

9 Visits: 20344 | Saturday July 21, 2012 - 15:13:42
Gacal iyo Xigaal idin wada farax !!!, Waxa halkaan tahniyad Aroos loogu dirayaa Caruuska iyo Caruusada Maxamed Cabdiraxman Maxamed Maxamud iyo Caruusadiisa Fartuun Sheekh C/risaaq Xaaji Xuseen oo aqalgalkoodu kadhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Tahniyad Meherka Max'ud C/lahi Cigale & Layla C/lahi Yusuf

0 Visits: 7758 | Friday July 20, 2012 - 09:10:03
Hanbalyo Meherka Maxamuud Cabdullahi Cigale(maxamud koronto) Iyo Layla Cabdullahi yusuf (layla bilan) Waxaa halkaan Tahniyad Meher ka diraya dadka kala ah:

Read More »