Tahniyada Dhalasho Farxad leh: Xasan Maxamed Sh Axmed Yare

0
Tuesday July 16, 2013 - 23:27:05 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyada Dhalasho Farxad leh: Xasan Maxamed Sh Axmed Yare

    Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamed Sh Axmed Yare iyo Hooyo Xaliimo Macalin Xuseen oo taariikhda marki ay aheyd 7-da bisha July ee sanadkaan wiil ugu dhashay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamed Sh Axmed Yare iyo Hooyo Xaliimo Macalin Xuseen oo taariikhda marki ay aheyd 7-da bisha July ee sanadkaan wiil ugu dhashay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh wiilkaas oo loo bixiyey Xasan Maxamed Sh Axmed (Xasan-yare) waxaana laleeyahay Xasan-yare Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Waxaa tahniyada diraya dhamaan maamulka, shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada warsheekh.

Dadka diraya Tahniyada oo kala ah:

Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow Nuur
Hooyo Xaliimo Gurey
Abti Aanis Cali Maxamuud
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse
Yuusuf Xaaji Shiikhaay
C/raxmaan Siid Maxamuud
Maxamuud Cigale
Maxamuud Sh Axmed Yare
C/raxmaan Xaaji C.llaahi
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote
Cumar Sh Axmed Yare(Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare
Xamdi Cabdi Xirsi
Faa'iza Maxamed Sh Axmed Yare
Aamina Sahra Maxamed Sh Axmed Yare
Caasho Maxamed Sh Axmed Yare

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin Xasan-yare Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip