Siyaaro

Siyaaradi Sheekh Maxamed Faqay Yuusuf oo lagu qabtay London (Sawiro)

0 Visits: 2863 | Tuesday November 04, 2014 - 18:29:58
Waxaa malintii Axada 9 Muxaram 1436 magaalada LONDON carriga Ingariiska lagu qabtay Ziyaaraddi Caalimkii weynaa Sheekh Maxamed Faqay Yusuf.

Read More »

Sh: Cumar Sh: Maxamed iyo Xujeydi oo hogaaminaayay oo si diiran Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2756 | Saturday October 25, 2014 - 00:34:40
Waxa Maalinimadi Shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Jameecadi xujeyda ee Sheekh Hogaaminayay.

Read More »

Ogeysiis Siyaaaradii Sh Aadan Dheere oo ka dhacaysa London‏

0 Visits: 2770 | Thursday September 04, 2014 - 22:26:30
Waxaa loogu bishaareenayaa dhamaan soomaalida ku nool magaalada London UK iyo nawaaxigeeda in laqabanayo Siyaartii Waligii weynaa ee Sh Aadan Sh Cumar ( Sh Aadan Dheere) taasoo lagu qabanayo magaalada London.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Da'ud Cali Idiris oo lagu qabtay Warsheekh (Sawirada, Q.2aad)

0 Visits: 3340 | Saturday August 09, 2014 - 16:34:07
Daawo Qeybta 2.aad, ee Sawirada Siyaaradi Sheekh Daa'uud Cali Idiris oo lagu qabtay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Da'ud Cali Idiris oo lagu qabtay Warsheekh (Sawirada, Q.1aad)

0 Visits: 3155 | Saturday August 09, 2014 - 12:54:58
Daawo Qeybta Kowaad ee Sawirada Siyaaradi Sheekh Daa'uud Cali Idiris oo lagu qabtay Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Siyaaradi- 16-aad, ee Macalin Axmed Sheekh Cabdiraxman (CELLI) oo lagu qabtay Degmada Warsheekh (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3643 | Tuesday July 08, 2014 - 18:52:29
Waxa Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe lagu soo qatimay Siyaaradi Macalin Axmed Sheekh C/raxman Sheekh Cumar oo had iyo jeer xiligaan oo kale lagu qabto Lariixa Macalinka ee degmada Warsheekh.

Read More »

Xaflad Qur'aan Qatin ah oo lagu qabtay Xarunta Sheekh Cumar Sh: Maxamed (Sawiro)

0 Visits: 2781 | Friday June 27, 2014 - 20:22:50
Munaasabad lagu soo qatimayay Qur'aan aqriski Sanadka ayaa lagu qatimay Mowlaca Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman (Celli)

Read More »

Banaanbaxa Furitaanka Masjidyada ee Warsheekh (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2795 | Saturday June 14, 2014 - 20:05:41
Munaasbadi furitaanka Masjidyada Mashaa'iqda ee Warsheekh ayaa waxa lagu soo qatimay Xilqo Dikriga Seyliciyada ah oo ee si siman usoo camireen jameecaadki kayimid Magaalada Muqdisho iyo Xirta, Masha'iqda iyo dadweynaha reer Warsheekh.

Read More »

(Warsheekh) Furitaanka Masjidka Sheekh Abiikar oo ee kasoo qeybgaleen Culuma'udiin Fara badan (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2538 | Thursday June 12, 2014 - 21:16:20
Munaasabad lagu furayay Masjidka Sheekh Abiikar Mixdaar ee degmada Warsheekh Gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa kasoo qeybgalay Culuma'udiin iyo Marti Sharaf kale iyadoo sidoo kale halkaasi lagu aqriyay qadmooyinka qur'aanka Kariimka.

Read More »

"Warsheekh" Furitaanka Masjidyada Sheekh C/raxman Sh: Cumar (Sh: Cabdi Celli) iyo Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman (Sawiro)

0 Visits: 3517 | Monday June 09, 2014 - 20:38:49
Waxa maanta si rasmi ah loo furay Masjiyadi, Sheekha Cilmiga iyo Dariiqada Sheekh C/raxman Sheekh Cumar (Sheekh Cabdi Celli) oo siweyn looga yaqaano caalamu islaamka gaar ahaan Soomaaliya iyo Sheekhi Dhaxlay ee curudkiisi ahaa Sheekh Maxamed Sheekh C/raxman oo xaruntooda tahay Degmada Qadiimiga ah kuna…

Read More »

Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden. (Sawiro)

0 Visits: 2787 | Monday June 09, 2014 - 09:16:47
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden 07/06- 2014 ka dhacday Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne badan.

Read More »

Xaflad lagu weyneenayo dheelminta Nabi Maxamed (NNKH) oo lagu Qabtay Zurich, Switserland (Sawirro)

0 Visits: 2236 | Tuesday June 03, 2014 - 22:30:53
Waxaa lagu qabtay magaalada Zürich ee dalka Switserland xaflad lagu maamuusaayo dheelmintii Nabi Maxamed (NNKH)

Read More »

Siyaaradi Sheekh Muxyadiin Sh: Aweys oo lagu soo qatimay magaalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3584 | Monday June 02, 2014 - 19:41:16
Waxa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Jajab, Xarunti Sheekh Aweys lagu soo qatimay Siyaaradi Caalimki weynaa Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys Alqaadiri oo ee sisiman uga soo wada qeybgaleen culuma'udiinka Ahlu Dariiqa.

Read More »

Munaasibad Al-Israa' Wal-Micraaj oo Lagu Qabtay Gothenburg - Sweden.

0 Visits: 3015 | Thursday May 29, 2014 - 19:44:38
Munaasibad Lagu Xusaayey labada Dhacdo Waa Dheelminta Suubbanaha SCWW iyo Kor-yeelidda ama Korsiinta la Korsiiyey Samooyinka ( Al-Israa' Wal-Micraaj ) iyo Sarreyn Xadkeeda uu Garanaaayo oo Kaliya Allaha Kawnka Sameystay ee Soo Martay Taariikhda Islaamka Iyo Muslimiinta ayaa ka Dhacday Magalaada…

Read More »

Siyaaradi Sheekh Cali Canbar oo lagu Qabtay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 2250 | Saturday May 03, 2014 - 12:02:22
Mowlaca Sheekh Cali Canbar, Xaafada Burhaan State ee magaalada Nairobi dalka kenya ayaa lagu soo qatimay siyaarada caalimki weynaa ee ku caan baxay maxabada Rasuulka (CSW), Sheekh Cali Canbar.

Read More »

Siyaaradii Sh Cabdalle iyo Sh Cawareere oo lagu qabtay Finland (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3658 | Tuesday April 29, 2014 - 13:09:03
Waxaa Magaalada Helsing ee wadanka Finland Malintii Sabtida ahayd ka dhacday siyaaradii Sheekh Cabdale iyo Sheekh Cawareere Siyaarada oo Sanad walba ka dhacda Daafaha Caalamka Gaar ahaan Wadanka Finland ayaa waxaa sanadkaan si weyn uga soo qeyb galay Mashaa,ikh waaweyn oo farabadan.

Read More »

Siyaaradii Sayid Axmed Al-Rifaacil Kabiir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2726 | Saturday March 15, 2014 - 18:04:43
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday masjidka mataanaha ee degmada xamarweyne iyadoo ay ku bilaabatay banaanbaxyo lagu muujinaayo sheekheena Sayid Axmed Al Rifaacil Kabiir iyadoo ay ka soo qaybgaleen boqolaal muslimiin oo ka kala yimid xaafadaha ku dhow dhow magaalada Muqdisho

Read More »

Munaasabad lagu xusayay dhalashada Nabiga "NNKH" oo lagu qabtay Masjidka Albiri ee Degmada Kaaraan (Sawiro)

0 Visits: 3155 | Friday January 31, 2014 - 22:25:19
Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Albiri ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho.

Read More »

Munaasbaad lagu qatimayay Mowliidka Rasuulka (NNKH) oo ee soo abaabuleen Jameecada Sh: Max'ed Nuur Aluqmaani (Daawo Sawiro).

0 Visits: 3058 | Tuesday January 28, 2014 - 11:30:05
Munaasabad balaaran oo lagu soo gunaanadayay Xuska dhalshada Rasuulkeeni Maxamed NNKH ayaa waxa lagu qabtay howlka weyn ee Bangaani ee magaalada Nairobi Dalka Kenya.

Read More »

Ganacsatada Magalada Nairobi oo dhigay Xaflad lagu qatimayo Mowliidka Nabiga NNKH (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2588 | Tuesday January 28, 2014 - 11:05:22
Ganacsatada Soomaalida ee kunool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey sameeyeen munaasabad aad ubalaaran oo qatin u ah munaasabado taxane ahaa oo ganacsatada ka qeyb qaadanayeen kuwaasi oo dhamaan lagu weyneenayay dhalashada Suubanaheeni Maxamed NNKH.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo soo gabagabeeyey kulan looga hadlayay qorshaha xukuumada ee 2014 (Sawiro)

0 Visits: 1814 | Monday January 27, 2014 - 15:58:29
Muqdisho, January 27.2014-----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga hadlayay qorshaha xukuumada ee sanadka 2014, waxaana kulankan maanta si gaar ah loogu casuumay xubno matalayay beesha…

Read More »

Munaasabada Mowlidka Nabiga NNKH oo lagu qabtay caasimada Norway Oslo (Sawiro+Video)

0 Visits: 3904 | Monday January 27, 2014 - 13:28:22
Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway. Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland.

Read More »