Sababta lama Yaqaan iminka kusoo beegay Safarka Madaxweynaha Balse waxa lala Xariirinayaa khilaafka cusub ee soo kala dhax galey Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade.
Qilaafkaan Cusub ayaa waxa uu salka ku hayaa xukumaad cusub soo dhisideeda oo ka kooban 18 wasiir, iyo nuur cade oo ku adkeysanaayo shirkii IGAD Isagoo yiri waxaa liiga codsadey 10 wasiir kaliya in aan soo dhiso.
Sidoo kale Warar aanla xaqiijin ayaa waxa ay sheegayaan in ay soo shaac baxayaan iminka Shaqsiyaad Caan ku ahaa Xukuumada Prof Geedi Sida Xildhibaan Salaad Cali Jeele oo noqon doono sida la helayo Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga.
wixii wararkaan kusoo kordha kala soco Warsheekh.com
Maxa ka jira Wararka Sheegaya in Madaxweyne Yuusuf looga yeeray Addis Ababa (Warar Xasaasi ah )
War Iminka Inaga soo gaarey safaarada Somaliya ee kutaal dalka eithopia, in Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Cabdulaahi Yusuf Axmed looga yeerey wadanka eithopia.