Allaah Unaxariistee Al-Ustaad Cabda Nuuradiin Axmed oo ka mid ahaa Hal Abuurada Ugu Caansan Soomaaliya hodana ka ah Luqadeena hooyo ee Soomaaliya ayaa maalinimadi Shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Hadaba Dhambaal ku saabsan Tacsida Ustaadka ayaa waxa Shabakada Warsheekh Soo gaarsiyay Koox Wariyayaal ah oo ku kala sugan Daafaha Caalamka gaar ahaa Kenya, S/afrika iyo Soomaaliya.
-
C/laahi Maxamed Xuseen Taajiroow
-
Xuseen Qasim Nuur Shikha
-
Leylo Shikh Adam
-
Salaax Cismaan Diiriye (soona)
-
Bille Gurxan Axmed
-
Axmed Cali Shikh
-
Xasan Nuur Maxamed (Boqoljirow)
-
Maxamed CabdiNuur "Sacuudi"
-
Xamdi Maxamed Kadiye
-
Sahro Maxamuud Koronto
-
Aweys Maxamed Nuur Foodey
-
Suni Saciid Saalax
-
Cabdicasis Xasan Maxamed Dhoore
-
Maxamed Cabdulaahi Siidii
-
C/satar Daahir Sabriye
-
Ibrahin Maxamed Cali "Ibrahin Yare"
-
Sacdiyo Cilmi Yusuf
-
Fu'aad Maxamed Cilmi "Deeqsi"
-
Xasan Sade Dhaqane
-
Maxamed Xaashi Cali
Cabdinasir Maxamed Cumar Zero
-
Maxmed Deeq Muuse (Deeq Darajo)
-
Maxamed Xasan Bakistaan
-
C/qaadir Axad
-
C/raxman Sheekh C/llaahi
-
C/fitaax Hanis
iyo Dhamaan Wariyaasha Soomaaliyeed ee ku nool wadanka kenya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaaan abwaanka/saxafigii waynaa alaha u naxriistee Cabdalla Nuuradiin Axmed o shalayto galab (Arbacada) oo taariikhda ku beegnayd 23/07/2008 ku geeriyooday magalada Muqdisho.... waxayna ilaah uga baryayaan ilaah inuu janadiisa fardowsa ka warabiyo. Aamin Aamin Aamin.... inaan lilaahi wa inaa ilaahi Raajucuun.
Bahda Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Tacsi Udirayaan Al Ustaad Cabdala Nuuradiin Axmed.