Dhambaal Tacsi oo Ku Socda Reer Xasan Maxamed Xaayow

0
Friday October 07, 2011 - 11:14:16 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaal Tacsi oo Ku Socda Reer Xasan Maxamed Xaayow

    INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumad Xaajiya Faaduma Haaraay oo xalay oo taariikhdu aheyd 05-1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumad Xaajiya Faaduma Haaraay oo xalay oo taariikhdu aheyd 05-10-2011 ku geeriyootay magaalada Phoenix, Arizona uu ku taal Koonfurta Mareykanka, ay si wadajir tacsi ugu diraayaan dhamaan Reer Xasan Maxamed Xaayow iyo Reer Xaaji Haaraay. Jaalliyada waxay sidoo kale tacsi taas la mid ah u diraayaan caruurta marxuumadu weliba waxay si qaas ah murugada ula qeybsanaayaan marxuumada wiilkeeda Yuusuf Xasan Maxamed "Jeeggo" oo ah mid ka mid ah xubnaha ugu firfircoon ee Jaalliyada degan Magaalada Aarhus iyo xaaskiisa Maryan Shuqaale iyo caruurtooda. Sidoo kale waxaa tacsi loo diraa Maxamed Xasan Maxamed "Cubeyd" iyo xaaskiisa, Safiya Xasan Maxamed iyo seygeeda Yaxye Xaaji Gedoow. Jaalliyada waxey leeyihiin Geerida ku timid Hooyo dhamaantiin samir iyo iimaan ilaah ha idinka wada siiyo. Marxuumada waxaa allahii abuurtay maantana oofsaday looga baryaa inuu u naxariisto, Jannatul Fardowsa na uu ka waraabiyo, aamiin aamiin.


Dhambaalka tacsida dadka diraaya magacyadooda waxaa ka mid ah:

C/laahi Macalin Eybakar( Gudoomiyaha Jaalliyada Aarhus)
Xaaji Axmed Weheliye Cadaawe
Xaaji Abuukar Cusmaan koofuroow
Xaaji Muxudiin Xasan Cali Saaqle
Sh. Abuukar Sh Xuseen Cade
Yuusuf Xaaji Cali Faarax
Daa'uud Xuseen Ciidangale
Maxamed Xasan Doolow
C/laahi Cali Axmed
Cusmaan Cali Caraale
Muxudiin Xaaji Cabdi
Xasan Maxamed Hitiyoow "Xasan Dheere"
Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
Maxamuud Macalin Ciise
Muxudiin Cali Tooxow
Daahir Ibraahim Waasuge
Cabdixamiid Xasan Cumar
Ciise Ibraahim Diboosito
Nuur Cali Cabdi Hogaan
Nuur Mocow Maleele



GEERIDU WAA XAQ
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip