Dowladaha Zimbabwe & K/Afrika oo Cambaareeyay Dilkii.Gadafi.

0
Monday October 24, 2011 - 22:06:19 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladaha Zimbabwe & K/Afrika oo Cambaareeyay Dilkii.Gadafi.

    Labadii saaxiib ee ugu dhowaa ee uu lahaa astaantii diktaatooriyadda afrika ugu dambeysay waa masuul sare gadafi ayaa cambaareeyay dilkii qaabka darnaa ee lagula kacay madaxii guul dareystay ee galigii talinimadii dalka libiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labadii saaxiib ee ugu dhowaa ee uu lahaa astaantii diktaatooriyadda afrika ugu dambeysay waa masuul sare gadafi ayaa cambaareeyay dilkii qaabka darnaa ee lagula kacay madaxii guul dareystay ee galigii talinimadii dalka libiya. Madaxweynaha dalka koonfur afrika oo la'aaminsanyahay in uu ahaa saaxiibadii ugu dhowaa gadafi ayaa jimcihii war uu siiyay tv-ga dalka ku sheegay in ay shacabka libiya wax badan oo aan ku habooneyn mustaqbalkooda ay sameeyeen nin u dhama gadaffi ma arki doonaan.

Waxuu ahaa nin na caawiyay xiligii aan halkanka ku jirnay xusuus ayuuna naga mudanyihiin laakiin wey ogaan doonaan reer libiya ayuu hadlkiisa sii raaciyay.

Zuma ayaa ahaa madaxweynihii ugu dambeeyay ee intii uu kacdoonka socday la kulmay Gadafi, waxaana la'aaminsanaa in uu u soo baxsan doono dalka south afrika ka dib markii dhamaadkii augost la qabsaday magaaladii caasimadda ee tripolli.

Dhanka kale madaxada ugu sareyso dalka zimbabwe ayaa ku tilmaamay jaahiliin wax ma garada ah dadka cawaanta ah ee libiya waa sida uu hadalka ku sheegay mar uu wareysi gaar ah siiyay tv-ga Zimbabwe national.

Mugabe ayaa waxa ay saaxiibo ku ahaayeen gadafi inaysan hir galin waxa ay reer galbeedka ugu yeereen dimuquraatiyada taasoo ay u arkayeen labadan madaxweyne in ay tahay daneysi.

Mugabe ayaa waxa uu sheegay in uu ahaa sxb ku weyn qaarada afrika isla markaana ay afrika weysay masuul geesi ah oo ku dhamaaday gacanta dadkiisa aan caqliga leheyn.

Xigasho;africanesonline


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip