Besha Mudulod Switzerland

0
Sunday April 15, 2012 - 09:57:13 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 9083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Besha Mudulod Switzerland

    Innaa lillaahi waa innaa illayhi Raajicuun Dhamaan Beesha Mudulood ku nool ee wadanka Switzerland waxay uga tacsiyeeynayaa Dhamaan eheladii iyo Aqaariibkiisa Geerida ku timid ilaahay haw naxariistee Marxuumka Dr C/laahi xuseen Maalin oo k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa lillaahi waa innaa illayhi Raajicuun Dhamaan Beesha Mudulood ku nool ee wadanka Switzerland waxay uga tacsiyeeynayaa Dhamaan eheladii iyo Aqaariibkiisa Geerida ku timid ilaahay haw naxariistee Marxuumka Dr C/laahi xuseen Maalin oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu markeey aheyd 13/04/2012 waxaan leeyihiin Eheladii iyo aqaariib iyo awlaadii uu ka geeriyooday Marxuumka Samir iimaan waxaan Marxuumkana ilaahay uga Baryeynaa ilaagay inuu Naxariistii Janada ka waraabiyo
1- Ugaas Abuukar ugaas cabdulle iyo xaaskiisa soonto xaaji yaxye
2-Xasan cabdulle goleey iyo xaaskiisa xabiiba cadow xuseen
3-Axmad cali aybakar
4.Axmad ow xasan xayle (dhoobeey)
5- Macalin siidoow bashiir abukar
6-Axmad xasan cabdulle (fanax)
7-Daadir cali afrax
8- Xasan maxamud calasoow
9-Muse maxamud cadow
10- Dr c/lahi yusuf maxamud cawir /c/lahi misir)
11-Cumar isman abukar
12-Maxamad cali xaaji
13-Aweeys maxamud aamiin
14-Tahliil cabdule negeeye
15-Mahdi maxamad calasoow
16-C/qadir maxamad calasoow (Qawaar)
17-Liiban axmad hilowle
18-C/qadir cusman shakale (Qamiir)
19- Cusman axmad mantaan (cusman dheere)
20- Aweeys xaaji yusuf
21-Xasan naaji
22- Sheekh cumar shekh ibrahin cali gacal
23-Maxamad cilmi maalin
24-Xasan maxamad cumar
25- Maxamad c/lahi xasan ugaas
26- C/lahi absuge
27-C/lahi maxamud carab
28- Cabdi bocor (cabdi madoobe)
29-Xasan maxamud cadaawe
30-Geedi xasan cali (geedi dhacaye)



Abuukar Ugaas Cabdule

abuukar2002@hotmail.com



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip