Daawo Sawiro Hor leh oo katirsan siyaarada Masha'iqda

0
Sunday November 25, 2012 - 23:10:08 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro Hor leh oo katirsan siyaarada Masha'iqda

    Waxa maalinti afaraad galay qur'aan aqriska siyaarada masha'iqdeena waa weyn ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maalinti afaraad galay qur'aan aqriska siyaarada masha'iqdeena waa weyn ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman. Siyaaradaani oo aheyd mid ee si weyn usoo camireen dhamaan culimada Ahlusunah ayaa gashay maalinteedi afaraad iyadoo malain un ka dhimantahay qatinka siyaaraadka masha'iqda oo lagu wado in lagu soo gaba gabeeyo xilqooyin Dikri ah oo ee soo wada xaadirayaan dhamaan Daruuqu Suufiyah.

Hadaba Akhristayaasheena sharafta badan waxa halkaan markale idinkugu soo gudbineenaa muuqaalo ka tarjumayo qur'aan akhriski maanta iyo qaar kamid ah wajiyada masha'iqdi kasoo qeybgashay siyaarada.

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(5).JPG
Sheekh Maxamud godane, Sheekh C/raxman Sheekh Muxumed iyo Sheekh Axmed Sheekh Aweys
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(6).JPG
Qaadi Cabduqaadir yarow iyo Qaadi Macalin Cali
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(2).JPG
Sheekh Maxamed Cumar
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(3).JPG
Xaaji Maxamed Sheekh Cali, Sheekh C/raxman Xaaji Maxamud iyo Shariif Sheekh Axmed Xaaji
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(8).JPG
Macalin Nuur Wehliye iyo qaadi Macalin Xuseen
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(14).JPG
Sheekh maxamud Muluqow iyo Sheekh Macaani Sheekh Muuse Sheekh Aweys
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(1).JPG
Sheekh Da'ud Sheekh Muxumed, Jamaame, Qaliif Cade, Kuwaatare iyo C/raxman
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(15).JPG
Sheekh Abuukar , Sheekh Ismacil, Sheekh Cali Madad iyo Sheekh Xuseenow
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(16).JPG
Sheekh Abuukar, Sheekh Ismaan Cade iyo Sheekh ismaan Xuseen
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12_3%20(20).JPG
Xaaji C/raxman Baraan iyo Sharma'arke


Dhamaad



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip