Munaasabada oo ah mid iminka bilaabatay ayaa durba waxa saaxada tartanka ka degtay sedex musharax oo ka mid ahaa utartamayaasha tartanka madaxtinimada Soomaaliya.
Mudane Xasan Abshir Faarax, Max’ed Max’ud Guuleed Gacmodheere iyo Maxamed Axmed Cali oo ah siyaasi da’yar oo ka yimid mareekanka ayaa dhamaan waxa ay muujiyeen in ay ka degteen Saalada Tartanka iyagoo ugu duceeyay musharaxi ku guuleesta in uu waafajiyo abshirta .
Hadaba wixi kusoo kordha kala soco warsheekh.com
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391609
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83715
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67564
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55117
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53505
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50000
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43912
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43251
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37843
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37807
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1038
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1345
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1241
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1139
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1174
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1182
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1098
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1516
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1340
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1264
Doorashadi Oo Bilaabatay iyo Xasan Abshir, Gacmo Dheere iyo Maxamed Axmed Cali Oo Is Casilay.
Hadaba waxa si rasmi ah iminka uga socda Magaalada Djbouti ee Dalka Jbouti Xafladi Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.