Sida uu warsheekh u xaqiijiyay Xildhibaan Axmed Cabdulaahi oo ka mid ah mudanayaasha Barlamanka Soomaaliya wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo kusimaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa waxaa ay ka dhaqaaqeen magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti iyagoo u kicitimay Magaalada Addisa Ababa ee dalka Ethiopia.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo la sheegay in uu ka qeyb galayo kulan 12-aad ee Midowga Africa ayaa waxaa la sheegay in inta uu ku suganyahay magaalada Addis abab uu kulan xasaasi ah la qaadan Doono xoghayaha guud ee QM Ban Ki-Moon kaasi oo aan la carab baabin waxyaabaha ay kaga wad hadlayaan.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391565
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83674
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67520
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55077
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53444
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49958
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43871
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43208
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37760
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37756
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 974
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1132
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1036
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1096
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1125
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1003
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1420
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1225
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1152
Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh axmed oo ka duulay jabuuti isagoo ku wajahan addis ababa..
Wafdi Balaaran oo uu horkacayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow waxaa ay u kictimeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.