INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUN!!
dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,Madaxweynihi hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxamed iyo dhamaan qoyska iyo qaraabadii eey ka geeriyootay xaaskiisa NUURTO XAAJI , waxaan ilaaheey uga baryayaa in uu jannadii fardowso ka waraabiyo NUURTO XAAJI, dhamaan qoyska oo dhan iyo qaraabadda, sokeeyaha iyo Soomalida ay ka dhimatayna samir iyo iimaan ka siiyo, AAMIIN YAA RABI. Sidoo kale waxa tacsi tan lamid ah dirayo qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
- Sheekh isman Sheekh Muxumed
- Axmed Maxamed Muuse (Hoosweyne)
- Dr cabdulaahi Socdaal (Dr Anwar)
- C/raxman Celiyow (Gurey)
- Maxamud Sheekh Axmed Yare
- Maxamud Bolonyo
- Siid Cumar Sh: Maxamed Sh: Axmed Gabale
- C/raxman Maxamed Cali
- Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
- Maryan Cali Maalin Hiraabe
- C/raxman Xaaji Cabdulaahi
- Cabdiraxman Cabdulaahi Boote
- Cabdiraxman Cabdulaahi Macalin
- Muuse Xaaji Buubaal
- Cumar Sheekh Axmed Yare
- Cabdicasiis Macalin Da'ud
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi raajicuun
Tacsi Allaah Unaxariistee Xaaska madaxweyne Cali Mahdi oo geeriyootay
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUN!! dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,Madaxweynihi hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxamed iyo dhamaan qoyska iyo qaraabadii eey ka geeriyootay xaaskii