Walaalka Muslimka Ahow Ka Qeybqaado, Dhismaha Masjidka Shiikh Abuukar Macalin

0
Thursday February 19, 2009 - 20:27:47 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walaalka Muslimka Ahow Ka Qeybqaado, Dhismaha Masjidka Shiikh Abuukar Macalin

    Baaq ku Wajahan Umada Somaaliyeed ee ahlu khayrka ah jecelna inay Alle agtiisa Guri ku yeeshaan waxaa lala socod siinaa dibed & gudaba inay ka qayb qataan dhismaha lagu dayac tiraayo baydka Ilaahay Dhismaha Masjidka Shiikh Abuukar Macalin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq ku Wajahan Umada Somaaliyeed ee ahlu khayrka ah jecelna inay Alle agtiisa Guri ku yeeshaan waxaa lala socod siinaa dibed & gudaba inay ka qayb qataan dhismaha lagu dayac tiraayo baydka Ilaahay Dhismaha Masjidka Shiikh Abuukar Macalin.

Baaq ku Wajahan Umada Somaaliyeed ee ahlu  khayrka ah jecelna inay Alle agtiisa Guri ku yeeshaan waxaa lala socod siinaa  dibed & gudaba inay ka qayb qataan dhismaha lagu dayac tiraayo baydka Ilaahay Dhismaha Masjidka Shiikh Abuukar Macalin.


Walaallalaha diinta silaamka Jecel  sidaad og tihiin Guriga alle  waa Guryaha Alle lagu cabaado  Dhulka waxaana ugu horeeya masjidka , waxaana ugu fadli badan dadka Qofkii dhismihiisa ka qayb qaata , Dayactirkiisa ama   Nadaafaddiisa waxuuna alle agtiisa ku leeyahay ajar weyn oo uu garan xisaabtiisa Alle subxaanaha watacalaa , Nebigeennuna(SCWS) waa ka yiri: “ qofkii masjid Alle dartiis u dhisa guri ama ka qayb qaata dhismahiisa wuxuu  jannada Alle uga  dhisaa Guri ”

Walaalaha muslimiinta jecel Alle agtiisa inaay ka Guri ka helaan jecelna inay u deg degaan inay lale agtiisa ay guri ka  helaan sida ay u jecel yihiin inay dusha guudgeeda ay guri uga helaan kasoo ah mid laga tagaayo oo aan lagu wareen inay sidoo kale ay u deg degdegaan inay Alle agtiisa ay guri ka hellaan kasoo aan la tageen weligiis laguna waarayo illaa ebad .

 

wixii fah fahin waxaad kal xiriiri kartaa

 

 

Ciddii uga qayb qaadaneyso alaab ahaan sida shamindada,dhagaxa, carrada, nuurada ,jayga,iyo waxii la mid ah hadii aan wax yar idiin kaaga sheego qiimaha ay marayan

 

waa sidan soo socoto:
 

1.shamindo waa 10$ilaa 11$ waa kiishkii,
2.dhagaxa 28$karikadii,
3.carrada,24$,
4.nuurada 70$ 1kaariko,
5.jayga  waa 75$ 1kaariko,
6.qiimaha birta iyaduna waa 65$ kiintaalkii,
 


waxii jawaab ah i soo waca by teloofan waxaa idiin rajayhaa khayr badan (Aldaallu calylkhayri ka faacilhi) ajar badan ayaan idiin rajayhaa.
 
Sh Axmed Sh Abuukar
waxaad  002521-5504292
Ama 002525-966163
Labaduba waad soo weci kartaan idinkoo u shegayo wixii aad soo dirteen iyo halkii aad kusoo dirteen ama wixii faah fahin ah
 
wixii kale oo faahfaahin ah iyo meesha ay mareyso xaaladda masjika waxaa kala xirii kartaan Sheekh Maxamed Rooble oo telfonkiisa yahay 00447930190322  (london).
wabilaahi towfiiq. 

 

Shiiq Axmed Shiiq Abuukar

 

Muqdisho somaliya

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip