Waxaa taariikhdu markay aheyd 6-da maarso 2009 ku geeriyooday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika Allaha u naxariisto Marxuum Xuseen Maxamed Xasan "Xuseen Shableey". Waxayna dadkan hoos ku qoran si qaas ah tacsi ugu diraayaan xaaska iyo caruurta uu marxuumku ka tegay. Sidoo kale waxaa tacsi tiiraanyeysan loo diraa marxuumka hooyadiis Faadumo Maxamuud Cadoow, Caadle Maxamed Xasan iyo Carabow Maxamed Xasan waxayna leeyihiin marxuumka samir iyo iimaan dhamaanteen Ilaah ha naga wada siiyo,asagana Ilaahey ha ugu bishaareeyo jannadii fardowsa, aamiin aamiin.
Sidoo kale waxaa geerida Marxuumka la ogeysiinaa dhamaan Ehelka iyo Asxaabta ku nool aduunyada oo idil.
Dhambaalkaan tacsida waxaa diraaya:
1-Xasan Cali Cadoow
2-Daa'uud Ciidangale
3-Liibaan Ciidangale
4-Cabdulaahi Black
5-Cumar Xaaji Maracade
6-Khaalid Ciidangale
7-Maxamuud Ciise
8-Xuseen Cali
9-C/maalik Xundubeey
10-Daahir Shareex
11-Xasan Gacal Afrax
12-C/raxmaan Atoore
13-Jamaal Ciise
14-Axmed Roorow
15-Abuukar Axmed Colow
16-Siciid maxamud Roorow
INAA LLIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Allaha unaxariistee Marxuum "Xuseen Shableey" oo ku geeriyooday Wadanka Koonfur Africa...
Waxaa taariikhdu markay aheyd 6-da maarso 2009 ku geeriyooday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika Allaha u naxariisto Marxuum Xuseen Maxamed Xasan "Xuseen Shableey". Waxayna dadkan hoos ku qoran si qaas ah tacsi ugu diraayaan xaaska